June 27, 2009

Kal-jeclaysi Wiil Laguma Dhalo, Kulanti Mooyaane…! Urur Siyaasadeedyada Qurbajooga Awdal oo Hadda Tafiirtii Sedexaad (Third Generaton) Maraya, Ayaa Ilaa Maanta Goblan Jooga, Waxbana Ka Soo Naaso Cadayn.

Hal Xaraan ahi Nirig Xalaal ah Ma Dhasho….Hadii ay Adal oo Xaaraan ahayd Acna dhashay, Acna-na ay Ardaa Dhashay……Miyaanay Markaa Ardaa Xaaran ahayn!

Taariikhdu waa gafto:   Halkan Ka akhriso sooyaalka taariikhda foosha xun ee ay soo mareen urur siyasadeedada ay samaystaan Qurba-jooga Awdal, kuwaas oo gebi ahaanba lagu guul daraystay, iyada oo sababta u weynina ay tahay curfi qabiil oo looga taagwaayey shakhsiyaadka hogaanka u qabatay.

Marka Hore Bal Ku Soo Dhawaw Heestii Ninku Siray Wax Kuu Sheeg.

Get Flash to see this player.

snakes

Ardaa’s Call For “Home”: We all Know That There is Nothing Like Home, But The “Home” They are Talking About is Different From my Home “Awdal”.

Faallo: Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka ARDAA, oo Shaaca ka Qaday In Ayna Wax Doorasho La Yidhaa Ka Dhaci Doonin Shirka Lagu Qabanayo Magaalada Ottawa ee Dalka Canada.

HINDISAHA SAMEYNTA URURKA ADAL

Press Release: Start up and growth of Adal Organization

ADAL: Start Up And Growth Continues

Login