May 28, 2009
Ururka Haweenka ee Cawo oo Degen Wadanka Maraykan oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Maamulka Cisbitaalka Fistuuliyada Boorama.
Boorama (Harowo) - Xaflad maanta lagu qabatay Cusbitaalka Fistuuliyada ee Magaalada Boorama, ayaa waxay maamulka Cisbitaalka Fistuuliyada ee magaalada Boorama gudoonsiisay Faadumo Jaamac Aaye, deeq lacag ah oo ay Cisbitaalka u soo direen ururka haweenka ee “Cawo” oo fadhigiisu yahay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Hoos Ka Daawo Sawirada

Faadumo Jaamac Aaye oo Lacagta u Diibaysa Maamulka Cisbitaalka

Muuqaalka Guud ee Cisbitaalka Fistuuliyada ee Boorama
