May 28, 2009

Madaxweyne Rayaale oo Hadal Kooban Ku Soo Xidhay Kulankii Xog-waranka ee uu la Yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada Gobolka Saaxil.

rayaale-iyo-berberaBerbera (Harowo Desk) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta mudo laba saacadood ah waxa uu xog waran ka dhegaystay masuuliyiinta laamaha dawlada ee ka hawl gala Gobolka Saaxil oo madaxweynaha iyo Wafdi Balaadhan oo uu hogaaminayaa maalintii sadexaad boqanayaan, kulankan oo ka dhacay hoolka dawlada hoose ee magaalada Berbera markii masuuliyiintu dhameeyeen ka dib waxa uu madaxweynaha Somaliland halkaa ka jeediyay hadal kooban oo ahaa sidan.

Get Flash to see this player.

Login