May 28, 2009
Haweenka Lagu Daweelyo Cisbitaalka Fistuuliyada ee Boorama oo Ka Hadalaya Xaalada ay Ku Sugan Yihiin iyo Waxtarka Cisbitaalka.
Boorama (Harowo) - Weriye Haashim Gooth ayaan maanta Waraysi la yeeshay qaar ka mid ah haweenka bukaan jiifka ah ee lagu daaweeyo Cisbitaalka Fistuuliayada ee magaalada Boorama, kuwaas oo aad ugu mahadnaqaya Hayadaha iyo Dhakhaatiirta ka hawl gasha Cisbataalka FISTULA ee Booorama. Hoos ka Dhegeso Hadaladii haweenka
Get Flash to see this player.
