May 28, 2009
Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolka Saaxil oo Madaxweye Rayaale Xogwaranka Ka Siiyeen Xaaladda iyo Hawlaha Gobolka Ka Socda
Berbera, (Harowo Desk) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Wafdi Balaadhan ee uu Horkacayay oo wali ku guda jira boqashadii Gobalka Saaxil, ayaa maanta waxa uu Madaxweynuhu xogwaran ka dhegaystay Masuuliyiinta laamaha dawlada ee Gobolka Saaxil kuwaas oo mudo laba saacadood ah mid mid ugu soo bandhigay hawlahooda, waxa u qabsoomay, baahiyahooda iyo guud ahaan duruufaha ku gadaaman. Hadaba Hoos Ka Dhegayso xog Warankii Madaxda G/Saaxiil.
Get Flash to see this player.
