May 27, 2009

Gudoomiyaha Gud. Doorashooyinka Somaliland oo Sharaxaad Ka Bixinaya Qodobada Heshiis 3-da Xisbi Iyo Gud. Doorashooyinku Kala Saxeexdeen.

jaamac-sweden1Hargeysa (Harowo Desk) - Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay saxeexa heshiiska hirgalinta serverka Diiwaan Galinta codbixiyayaasha iyo qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland ee 27-September 2009-ka oo maanta lagu qabtay Hudheelka Maansoor (Hargeysa), ayaa waxa hadal uu sharaxaad kaga bixinayo qodobada lagu heshiiyay ka jeediyey Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Md. Jamac Maxamuud Cumar (Jamac Sweden)

Xafladaas oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tira badan iyo masuuliyiin ka kala socday Sadexda Xisbi Qaran, Gudida Doorashooyinka Somaliland, hay’addaha tageerada ku bixiya doorashooyinka somaliland wakiiladooda, Shir gudoonka Golaha wakiilada, Masuuliyiinta Akaadamiga nabada iyo horumarka, Salaadiin iyo marti sharaf kala duwan. Hadaba Hoos Ka Dhegayso Hadalkii Jaamac Sweden.

Get Flash to see this player.

Login