May 26, 2009

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo Faah Faahin Ka Bixiyey Socdaalka Madaweynuhu Ku Tegay G/Saaxil.

cadaaniWaraysi kooban oo uu Radio Waaheen Siiyey Af-hayeenka Madaxweynaha Somaliland mudane Siciid Cadaani, ayaa wuxuu si kooban uga waramay ujeedad la xidhiidha socdaalka madaxweyne Rayaale ku tegay Gobolka Saaxiil, isaga oo ku tilmaamay in tahay “Hawl Koormeer oo Shaqo”. Hoos Ka Dhegeso Waraysigan oo aan Ka Soo Xiganay Waaheen Radio

Get Flash to see this player.

Login