April 2009

April 27, 2009

“Mudda Kordhinto Waa Ku Khasab Mucaaridka Somaliland” Saleebaan Gaal.

Guddomiyaha Golaha Guurtida, Mudane Saleebaan Maxamed Adan, ayaa ku sugan Magaaladda Dubai, isaga oo socdaal Caafimaad oo aan hore loo shaacin ku soo gaadhay Dalka UAE. Guddoomiye Saleebaan weli lamuu kulmin Jaaliyadda Somaliland ee degan Emaaraadka Carabta, laakinse wuxuu qabtay shir beeleed Bariyaysan.

More

Gud. Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) oo Balan Ku Qaaday Inuu Xukuumadda Kala Shaqeeyo Sidii Loo Hirgelin Lahaa Ku Dhaqanka Anshaxa Wanaagsan Saxaafadda Somaliland

gudoomiyaha-ururka-solja

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee marka la soo gaabiyo loogu yeedho (SOLJA) Mustafe Cabdi Shiine ayaa kulan maanta dhex maray saxaafada iyo warbaahinta dalka qaarkood ka hadlay, waxaanu halkaa ka bixiyay gudoomiyuhu talooyin, hoga tusaalayn iyo mahadnaq. Hadaba hoos ka dhegayso hadalkii gudoomiyaha SOLJA Mustafe Shiine.

Get Flash to see this player.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi oo Kulan la yeeshay Hay’addaha Warbaahinta Somaliland.

wasiirka-warfaafinta

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo wacyi galinta bulshada Somaliland Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi, ayaa maanta kulan kula yeeshay qaar ka tirsan hay’addaha Warbaahinta Somaliland . Wasiirku waxa uu kulankaas kaga hadlay arimo muhiim ah oo ku saabsan warbaahinta dalka iyo sida ay u shaqayso, hadaba hoos ka dhegayso hadalkii wasiirka oo dhamaystiran.

Get Flash to see this player.

Golaha Wakiilada Somaliland oo cod aqlabiyad ah ku Meel mariyay Xassan Cumar Hoori.

xassan-cumar-hoori-small

Hargeysa (Harowo) - Golaha wakiiladda Somaliland ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen xarunta golaha si aqlabiya aan kala hadh ahayn ugu meel mariyay Md. Xassan Cumar Hoori, oo dhawaan loo magacaabay inuu buuxiyo xubintii komishanka ee uu ka geeriyooday Marxuum Xassan Maxamed Looshade.

More

Maxaad Ka Haysaa Halyeeyadii Taariikhdooda Lagu Faani Jiray Ee Awdal?

Ummad kasta oo aduunka ku dhaqani waxay leedahay dhacdooyin taariikheed oo soo jireen ah, oo ay ku dhaataan ama ay ka dhiidhiyaan sida dhabta ahna waa labo mid uun: Taariikh xambaarsan badhaadhe iyo himilooyin wanaagsan oo la hantay iyo taariikh xambaarsan tiiraanyo, dhiilo  ama dhacdo xun oo  dadka ku reebta xusuus iyo murugo mahadha leh.

More

Dhul Dawladeed oo aan bixinaa ma jiro, ee beero dad leeyihiin oo la kala iibsado ayaan sharciyaynaa - Muumin Gadiid G/Xigeenka G/laha Deegaanka Boorama.

muumin-gadiid-small

Boorama (Harowo) - G/xigeenka golaha deegaanka ee Boorama Muumin Gadiid Cumar ayaa waraysi siiyay Hashim Goth oo ka tirsan Bahda harowo.com kaga waramay hawlaha ay rabaan in D/hoose wax ka qabato, wuxuuna sheegay in ay damacsan yihiin wax ka qabashada dhanka Nadaafada maadaama xili roobaadkii bilaabmay, waxa kale oo intaas ku daray in ay damacsan yihiin in ay wax ka qabtaan wadooyin badan oo roobkii da’ay waxyeeleeyay.

More

April 26, 2009

Ergeyga Ictiraaf Raadinta Somaliland Cabdikariin Naasir Siciid (Seef), oo si Kulu u Naqdiyey Hadaladii Dhawaanta Ka Soo Yeedhayey Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye

Waxan Rabaa In Aan ka Hado Ninkii Yidhi Somaliland Ictiraaf-keeda Waxa Hor Taagan Xukuumada Iyo Madaxweynaha….Hadalkaa Ayaan Rabaa In  Aan Marka Hore Beeniyo - Cabdikariim Naasir Siciid (Seef)

Get Flash to see this player.

Muj. Cali Gurey Wuu Digay Ummadda Somaliland

Runtii qofka geesiga lagu tilmaama aa qofka ummadiisa iyo dalkeesa wax walba ka hormariya Cali Gurey waa geesi kaa maraya xalka xabadu k soo dhaceyso, wuxuu ahaa Cali Gurey ninkii gudaha Hargeisa ka dhax wadey SNM iyo ururda ardeyda 1981 ilaa 1983. Cali wuxuu isku xidhayey dhaqdhaqaaqa SNM ee gudaha ilaa malmihii mudahraadka 22 feberwari 1982 ee ufo group. Cali wuxuu ahaa hormoodka dhalin yaradu ku soo hirato, wuxuu ninka talada haya ilaa uu SM u talaabey.

More

Xisbiga Kulmiye oo Koox Isbedeldoon Ahi Ka Dhex Toostay.

Waxa maalintii shalay (Sabti) shir isugu yimid koox isbedeldoon ah oo ka tirsan xisbiga Kulmiye iyo xubno waqtigan xaadirka ah aan xisbina ka tirsanayn oo xilal ay qaranka hore ugu hayeen laga xayuubiyey kadib markay waajibaadkoodii shaqo gudan waayeen. Kooxdan shirka soo abaabushay ee isbedeldoonka ah waxay kala ahaayeen:

More

Habeen Habeenada Ka Duwan

Wixii La Qoraa Quruumo Hadhee, Muxuu Hadal Qiimo Leeyahay – Cabdi Sinimoo.

Habeenkii Jimcaha ee bishu ahayd 18 April 2009, dadka Soomaliyeed ee deggan Abu Dhabi waxay la kulmeen habeen habeenada ka duwan. Sida aalaaba dhacda marka xaflad  la isugu yeedho dadku waxay fishaan dhawr wax: xaflad siyaasadeed oo hadalo dhaadheer oo lagu luloodo laga jeediyo, heeso macno beelay oo sidii loo dhalan rogayey ee codkii iyo muusigii ay lahaayeen loo bililiqaysanyey qofkii yaqaanay uu xusuus haydh-haydha uun ku garto iyo aroosyo muunad ay yihiinba aan la aqoonin oo aan dhaqan Somaaliyeed iyo mid ajnabi midna ka muuqan.

More

War-saxaafadeed: Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta waxa uu hambalyo diiran u diray hogaanka Xisbiga ANC  Mudane Jacop Zuma  guushii  uu ka soo hooyay doorashooyinkii ka dhacay dalka South Africa.

More

Jaaliyadda Reer Jabuuti Gobolada Awdal iyo Selel oo Boorama Ku Qabtay Xaflad Loo Sameeyey Toban Guuradii Xilka ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele.

xafladdii-jabuuri-small

Boorama (Harowo) - Magaalada Boorama ayaa xalaya lagu qabtay xaflad loogu dabbaaldegeyey tobanguurada kasoo wareegtay markii madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele loo doortay xilka  dalkaasi deriska ah ee Jabuuti.

More

Jaaliyada Reer Jabuuti ee Awdal degen iyo Ururka ARNA oo Qabtay Xaflad ah 10 Guurada M/weynaha Jabuuti Intii uu Xukunka Hayay.

xafladdii-toban-guurada-madaxweynaha-jabuuti-small

Boorama (Harowo) - Jaaliyada reer Jabuuti ee degen magaalada Boorama ee G/Awdal iyo Ururka iskuxidhka wadooyinka ee ARNA, ayaa xalay xaflad ku saabsan toban guurada ka soo wareegtay mudada xilka M/weynaha Jabuuti ka hayay Wadanka Jabuuti ku qabtay Hutelka weyn ee RAYS, xafladaas oo ay ka soo qayb galeen Salaadiin, Fanaaniin, Abwaano, Jaaliyada Jabuuti ee ku dhaqan Borama, Tvga RTD weriye ka tirsan iyo Ganacsatada Aasaastay Ururka ARNA.

More

April 25, 2009

Warsaxaafadeed Kooban oo Ka Soo Baxay Guddida Dhexdhexaadinta Khilaafaadka Siyaasiga ee EMB.

Hargeysa (Harowo) - Warsaxaafadeed Kooban oo ay soo Saareen guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasiga ee EMB, ayaa lagu sheegay in Kulankii maanta ku dhexmaray Qasriga maxdaxtooyada madaxweye Daahir Rayaale Kaahin iyo Gudoomiyayaasha labada xisbi mucaarad ee Ucid iyo Kulmiye inay “awood buuxd ku siiyeen guddida dhexdhaadinta inuu soo darso fikradaha ay soo jeediyeen” sadexda dhinac, isla markaana “go’aanana ka soo gaadhaan.”

More

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Ugaas Nuur Ugaas Rooble? By Abdirasaaq Hammaal.

Ugaas Nuur wuxuu ahaa boqor taariikh weyn ku lahaa dhulka Soomaaliyeed siiba degmooyinka Boorama iyo Saylac ka hor intii aanu gumaysigu qabsanin wadankeena iyo Afrika inteeda kaleba. Ugaas Nuur Ugaas Rooble wuxuu dhashey qarnigii 19aad afartanaadkiisii (1840), waxa la boqrey isaga oo aan qaangaadhin, wuxuuna dhintey qarnigii 20aad bilowgiisii.

More

Duqay, Cuqaal, Saaladiin, Garaado iyo Wax Garadka G/Sool oo Si Kulul u Naqdiyey Hadalo Dhawaan Ka Soo Yeedhay Xildhibaano Ka Soo Jeeda Goboka Sool.

Laas-canood (Harowo) - Duqay, Cuqaal, Saaladiin, Garaado iyo wax garadka gobolka Sool ayaa kulan balaadhan oo shalay ay ku qabteen xarunta gobolka Sool ee Laas-caanood waxay si kulul ugu canbaareeyeen, hadal ka soo yeedhay xildhibaano ka soo jeeda gobolkaas oo sheegay in beelaha darafyada la saamaxay, taas oo si wayn dadka ku dhaqan gobolkaas uga cadhaysiisay.

Waxa kale oo duqaydan iyo dadkaa kala duwani beeniyeen, cashuurtii 2% ahayd ee gobolada Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle loo qoondeeyay oo xildhibaanada mucaaridka xubno ka mid oo degaanada kaga jiraa sheegeen in aanay xukuumadu bixin. Hoos ka Dhegayso Hadadii Duqayda Gobolka Sool.

Get Flash to see this player.

April 24, 2009

God-daloolooyinka Dastuurku Wuxuu kobciyaa, Kana Faa’iidaysta Budhcad-Siyaasadeedka Somaliland!

fighting

Waxaan salaamayaa dhamaan shacbiweynaha S/land meel kastoo ay joogaan, Salaantaas mid la mid ah ayaan u dirayaa dhamaan bahda saxaafadda S/land. Akhristoow sidaan la wada socono mashiinka kala haga adduunyada casriga ah ee maanta waa SHARCIGA. Sharcigu waa xeerar leysu geeyey,lays waafajiyey, oo ay dhigteen bulshooyinka caalamku oo ay isku afgarteen, xakamaynayana wax kasta oo ay isla garteen inuu jebin karo ama ka hor iman karo xeerarkooda.

More

Baaq Nabadeed oo ay Soo Saareen Waxgarad, Ganacsato iyo Aqoonyahan Ka Soo Jeeda Beelihii ay Dhawaan Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Degaanka Ceel-Bardaale.

Get Flash to see this player.

Tahriib: A Dire Situation Facing Somaliland Young Generation

farhan-abdi-suleiman-oday-smal

Thousands of young Somali Landers have crammed their youth days with woe and despondency as their future looks uncertain and their lives were witnessed unemployment, corruption and mismanagement. Many young educated professionals with snooty skills are roaming the streets of Hargeisa with nothing to do.

More

Notice of Ardaa Annual Conference: Adal Resources & Development Assistance Association (Ardaa)

ardaaToronto Canada – Thursday April 23, 2009 Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA) hereby notifies its members and the general public that the 2009 Annual Conference will be held on July 3rd and 4th, 2009 in the Canadian capital city of Ottawa.

More

Login