April 30, 2009

Wasiirka Qorshaynta oo Jawaab Kulul ka Bixiyay War Lagu Durayo Mashruuca Horumarinta iyo Dib u Dhiska Somaliland.

washiirka-qorshaynta-small

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Wasiirka waxa uu si qoto dheer uga jawaabay war been abuur ah oo ku soo baxay wargeyska Haatuf, warkaas oo si ba’an loogu duray Mashruuca Horumarinta iyo Dib u Dhiska Somaliland, isaga oo cilmi ahaan iyo caqli ahaanba ka qanciyay bulshada Somaliland inuu warkaasi yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn. Waxa uu wasiirku ka dalbaday inay wargeyska Haatuf cadayn keenaan, ama shacbiga ka raali galiyaan beenta ay u sheegeen waa sida u hadalka u dhigaye. Hadaba Hoose ka Dhegeyso Warbixintii wasiirka iyo su’aalihii la weydiiyey iyo jawaabihiisii intaba.

Get Flash to see this player.

Login