April 29, 2009

Labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye oo Soo Dhaweeyey Go’aamadii Ka Soo Baxay Gudida Dhex Dhexaadinta Khilaafaadka Siyaasadeed ee Somaliland.

siilaanyo-iyo-faysalHarowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Labada gudoomiye ee xisbiyada mucaarad Somaliland (UCID iyo Kulmiye), ayaa shir jaraa’id oo caawa ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay inay aqbaleen, isla markaana ixtiraami doonaan go’aamadii ay soo saareen Gudida Dhex Dhexaadinta Khilaafaadka Siyaasadeed. Hoos Ka Dhegayso hadaladii Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Siilaanyo.

Get Flash to see this player.

Login