April 28, 2009

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Udub oo Cadeeyay in Wakiilka Udub ee Maraykanka “Yusuf Budle” Aanu Matalin Somaliland iyo Xisbiga Midna.

xoghayaha-udub-ee-cusub

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasin Faarax, ayaa ku tilmaamay danbiile qaran ninka la yidhaahdo Yuusuf Budhle, oo si ku meel gaadh ah loogu magacaabay gudoomiyaha xisbiga Udub ee Maraykanka, ka dib markii uu sida la sheegay kulan la yeeshay masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliya.
 

Get Flash to see this player.

Login