April 28, 2009

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka dhamaan shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan Sweden, waxa aan tacsi tiiraanayo leh u dirayaa dhamaan Ilma Mohamed Xaji Ibrahim Egal iyo dhamaan reer Caabi iyo dhamaan ehelkii iyo axsaabtii ay ka  geeriyootay Alla ha u naxariistee Hooyo Caasha siciid Caabi, oo ku geeriyootay 28/05-2009 caasimada Somaliland ee Hargeisa.

Waxa aan marxuumada Alle uga baryayaa in uu naxariistiisa jano Fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.

Aamin

Hussein Mohamed Ali  - Ku xigeenka Wakiilka Somaliland ee Sweden

Login