April 27, 2009

Khudbadi Wasiirka iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada ee Gaba Gabada Todobaadka Waxbarashada Dunida.

wasiirka-waxbarasha-mr-xasan-gadhweyne

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Wasaarada Waxbarashada Somaliland ayaa maanta xus balaadhan oo lagu soo gabagabaynayo todobaadka waxbarashada dunida ku qabatay Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorama, taas oo lagu soo gaba gabaynayay todobaadka waxbarashada dunida. Hadaba xus balaadhan oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa gaar ahaan fagaaraha beerta xoriyada iyo hadaladii ay ka jeediyeen Wasiirka Waxbarashada Md. Xassan X. Maxamuud Gadhweyne iyo agaasimaha guud ee wasaaradaas Md. Cali Cabdi Odowaa hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login