Laas-caanood (Harowo) - Waxaa saaka lagu qabtay hoolka dawlaa hoose ee magaalada laascaanood xaflad ay xilka kula kala wareegayeen labada xoghaye ee hadda isbadalay ee dawlada hoose xafladaasi oo si wayn loo soo agaasimay kana qayb galeen masuuliyiinta Somaliland ee Gobolka Sool oo uu hor kacayo Taliyaha Qaybta Police-ka Gobolka Sool iyo masuuliyiin kale.
Boorama (Harowo) - Dhexdhexaadintii ka soctay tuulada Kalabaydh ee ay ku wadahadalayeen Beelihii ku diriray Jiidaha Ceelbardaale, oo ay dhexdhexaadinayeen xubno ka socday G/Guurtida ee Somaliland labada dhinac ee walaalaha ah, ayaa si weyn looga dayrinayaa in uu burbur ku yimaad, waxaana si weyn loo dhaliilayaa Aqoonta dhinaca dhaqanka ay u leeyihiin xubnaha dhexdhexaadinta ee hawsha dhabarka u ritay.

People who are very familiar with the Somali tribalism describe it as an onion like that has many layers— tribes; clans and plethora of sub-clans. We all know that and we know it is the real malady within our society. Having said that I never thought, it can go that bad. In here nowadays, people are running around with tribalism…They talk of tribalism while they chew qat; while they walk; while they sip tea in tea shops… almost at all times.

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Wasiirka waxa uu si qoto dheer uga jawaabay war been abuur ah oo ku soo baxay wargeyska Haatuf, warkaas oo si ba’an loogu duray Mashruuca Horumarinta iyo Dib u Dhiska Somaliland, isaga oo cilmi ahaan iyo caqli ahaanba ka qanciyay bulshada Somaliland inuu warkaasi yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn. Waxa uu wasiirku ka dalbaday inay wargeyska Haatuf cadayn keenaan, ama shacbiga ka raali galiyaan beenta ay u sheegeen waa sida u hadalka u dhigaye. Hadaba Hoose ka Dhegeyso Warbixintii wasiirka iyo su’aalihii la weydiiyey iyo jawaabihiisii intaba.
Get Flash to see this player.
Waa wakhti barqo ah bishu tahay saddex beelaha somaliland wada-degaana ku waabariisteen wanaag iyo wacnaan waafiya, waxaa cirka ka curtey roobabkii gu,ga isla fiidkii xaleyna waxaa si fiican u hoorey hogol beegsaneysa barwaaqo, ku dhawaad kontan ardey ayaa ka wada kalahney guri bangalo ah oo ku yaala bartamaha xaafada jig-jiga yar ee magaalada Hargeysa kaas oo aan habeenimadii u hoyaney.
Toronto Canada – April 28, 2009, I just received breaking news from ARDAA President Ibrahim Absiye that he received the ARDAA Charity Registration from the government of Ontario and will soon file with Revenue Canada. ARDAA is a registered Charity in Ontario and soon in Canada for the use of ARDAA Chapters in their respective provinces.
Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Labada gudoomiye ee xisbiyada mucaarad Somaliland (UCID iyo Kulmiye), ayaa shir jaraa’id oo caawa ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay inay aqbaleen, isla markaana ixtiraami doonaan go’aamadii ay soo saareen Gudida Dhex Dhexaadinta Khilaafaadka Siyaasadeed. Hoos Ka Dhegayso hadaladii Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Siilaanyo.
Get Flash to see this player.

Xubno miisaan wayn ku leh siyaasadda xisbiga KULMIYE ayaa wada qorshe ay kaga arrinsanayaan sidii loo bedeli lahaa Axmed Siilaanyo. Waxaa ka mid ah ragga carabka lagu hayo in lagu bedelo Siilaanyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Dr. Gaboose iyo Kornayl Maxamed Kaahin. Waxaa kaloo la wadaa in Cabdiraxman saylici lagu bedelo Prof. Ismaaciil Aare.
Boorama (Harowo) - Gudidii dhexdhexxdinta khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ayaa soo saaray go’aankoodii u dambeeyay, taas oo ay Aqbaleen Xisbiyada mucaaradkuna, waxayna ku sheegeen shirjaraaid oo ay qabteen waanan soo gudbin doonaa, goaankuna wuxuu u qornaa sidan:
Hargeysa Alla Ha u Naxariistee waxa galabta fiidkii ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa Marxuumad Caasha Siciid Caabi oo ahayd Ooridii u horeysay ee Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.
April 28, 2009
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Udub oo Cadeeyay in Wakiilka Udub ee Maraykanka “Yusuf Budle” Aanu Matalin Somaliland iyo Xisbiga Midna.

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasin Faarax, ayaa ku tilmaamay danbiile qaran ninka la yidhaahdo Yuusuf Budhle, oo si ku meel gaadh ah loogu magacaabay gudoomiyaha xisbiga Udub ee Maraykanka, ka dib markii uu sida la sheegay kulan la yeeshay masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliya.
Get Flash to see this player.
Reading your article dated April 19th, 2009 from Harowo.com and from Awdalnews.com reminds me the affluence of so many educators and Think Tanks among Somalilanders inside and outside Somaliland. Having a political affiliation and analysing the political atmosphere in Somaliland are two different things according to my view. I would like to remind readers the difference between analysis and quotes.
According to Wikipedia, “analysis is the process of braking a complex topic or substance” and political science according to Wikipedia “is a social science concerned with the theory and practice of politics and analysis of political systems and political behaviour.”
Top stories: President Rayaale in order to save your name and the country you need to resign. The United Nations is a failed and an irrelevant organization that outlived its usefulness. More
It is well known fact that there are Somalis living in every corner of the world. These Somalis who have emigrated for some reason or another make short visits back to their home at some time. Some make the trip regularly while others make occasionally or some never do it.
Guddiga Dhexdhexaadinta Khilaafaadka Siyaasadeed ayaa saaka kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarad mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo mudane Faysal Cali-waraabe.

Boorama (Harowo) - Xili beereedka sanadkan ayay wasaarada beeraha Somaliland u qaybisay Shini la beerto beeralayda G/Awdal ee degmooyinka Borama, Baki, Dila,Lughaya iyo Saylac, shinidaas oo ay wasaarada beeraha ugu deeqday Hay’ada cuntada iyo beeraha ee FAO, sidaas waxa saxaafada u sheegay Iskuduwaha Wasaarada beeraha ee G/Awdal Aadan C/laahi Sh. Muuse oo aan wax ka weydiinay qaybinta shini iyo qalabka beeraha oo ay ka wadaan G/Awdal wasaarada beeraha ee Somaliland.
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo ka dhamaan shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan Sweden, waxa aan tacsi tiiraanayo leh u dirayaa dhamaan Ilma Mohamed Xaji Ibrahim Egal iyo dhamaan reer Caabi iyo dhamaan ehelkii iyo axsaabtii ay ka geeriyootay Alla ha u naxariistee Hooyo Caasha siciid Caabi, oo ku geeriyootay 28/05-2009 caasimada Somaliland ee Hargeisa.
April 27, 2009
Daah Furka Buuga La Magac Baxay Ma Naxe oo Lagu Qabtay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada
Daah Furka Buugga MANEXE oo lagu qabtay magaalada Ottawa 2008 dhexdiisi waxa kasoo qeybgalay indheer garad badan oo uu ka mid yahay Professor Maxamed Nuux, isgoo buugga soo koobayana tarikhdiisa waa kan ee dhegeysta.
Get Flash to see this player.

Harowo Desk, Hargeysa, Somaliland - Wasaarada Waxbarashada Somaliland ayaa maanta xus balaadhan oo lagu soo gabagabaynayo todobaadka waxbarashada dunida ku qabatay Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorama, taas oo lagu soo gaba gabaynayay todobaadka waxbarashada dunida. Hadaba xus balaadhan oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa gaar ahaan fagaaraha beerta xoriyada iyo hadaladii ay ka jeediyeen Wasiirka Waxbarashada Md. Xassan X. Maxamuud Gadhweyne iyo agaasimaha guud ee wasaaradaas Md. Cali Cabdi Odowaa hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
Gudiga Dhex Dhexaadinta Khilaafka Siyaasadeed oo Soo Jeediyay in la Qaato Go’aankii Golaha Guurtida.
Hargaysa (Qarannews) - Gudiga khilaafaadka Somaliland ee dhawaanahanba waan waanta ka dhex waday xukumada iyo xisbiyada mucaaradka, ayaa go’aan ka gaadhay kulankii wada jirka ahaa ee ay la yeesheen xukumada iyo xisbiyada mucaaradka maalintii sabtidii ee ina soo dhaaftay.

