March 2009

March 29, 2009

Taageero Buuxda: Cuqaasha & Guurtida Gobolka Oodwayne, oo Taageeray Go’aankii Golaha Guurtida.

Anaga oo ah Cuqaasha & Guurtida  Gobolka Oodwayne, waxaanu si buuxda u taageerayna go’aanka  geesinimda ah ee Golaha Guurtidu ku bad-baadiyeen Jumhuuriyada curdinka ee Somaliland. Waxaanu ilaahay ka baryaynaa inuu bisha April lixdeeda, iyo inta ka danbaysaba inagu manaysato  raxmaad iyo nabadgelyo waarta.

More

Baaq : Ururka Ganacsatada Somaliland ee Dubai “ UGSD”

Shir aan caadi ahayn oo xallay ay ku kulmeen  guddiga sare ee Ururka Ganacsatada Somaliland  waxay si qoto dheer u lafo-gureen xaalada guud ee Somaliland. Waxay si diiran u  taageerayaan go’aanka Golaha Guurtidu ku soo afjaray muranka siyaasadeed  ee muddada socday.

More

Maxamed Cali Cumar (Jaabir) oo Beeniyey War Lagu Baahiyay Shabakada Lughaya News

maxamed-cali-cumar-e2809cjaabire2809d-small

Anigoo ah Md, Maxamed Cali Cumar “Jaabir” waxaan halkaan ka cadeynayaa war lagu soo qoray Warbaahinta Lughaya.com, taariikhda Markey aheyd 27/03/2009 oo lagu sheegay inaan ahay Guddoomiyaha urur dhalinyaro oo Borama ka dhisan oo lagu sheegay magaciisa Dandhawr inaan warkaasi waxbana ka jirin.

More

Press Release: Adal Resources Development Assistance Associatio (Ardaa).

ardaa

California and Arizona ARDAA Chapter – March 27, 2009 the ARDAA Members of California and Arizona held ARDAA Chapter Conference in Lose Angeles, California and discussed significant issues benefit for ARDAA Community members of those States in the USA. The meeting was well organized and opened with the citation of traditional Quran. The Chapter participants went through their agenda items in which speaker after speaker put emphasis the need of such combined organization in California and Arizona.

More

March 28, 2009

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo, oo ku Gacan Saydhay Go’aankii Golaha Guurtida.

Get Flash to see this player.

Odayaasha Guurtida Somaliland oo Maanta u Codeeyay Dawladnimo iyo Dawlad La’aan

Waxa jiray beryahan dambe khilaaf siyaasadeed oo ay hurinayeen Hogaanka Xisbiga KULMIYE, iyaga oo ka soo hor jeestay mudadii Komishinka doorashooyinku u cayimeen in ay qabsoonto doorashada Madaxtooyadu, taasi oo ahayd 31-ka May, soo jeedintaasi Komishanku soo jeediyeen waxa  wada jir u ogolaaday labada xisbi Qaran ee UDUB iyo UCID, marka ay tix galiyeen asbaabihii ay ku sababayeen Komishanku dib u dhaca Doorashada oo hore ugu mudaysnayd 29 March 2009, balse ganafka waxa ku dhuftay Xisbiga KULMIYE.

More

Masuuliyiinta Somaliland ee Gobolka Sool oo Taageeray Go’aankii Muddo Kordhinta ee Golaha Guurtida.

Laas-caanood (Harowo) - Iyadoo ay maanta Golaha Guurtida Somaliland ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen muddo kordhinta xukuumada hadda talada haysa muddo lix bilood oo danbe ay inay xilka madaxtinimada Somaliland ay sii hayso ayaa waxaa soo baxaya baaqyo lagu taageerayo arinkaasi.

More

War Deg deg ah: Golaha Guurtida oo Ansixiyay in Xukumada Loo Kordhiyo (6 Bilood).

Hargaysa (Qarannews) - Waxa khadka mobil-ka aanu hada kula xidhiidhnay wariyahayaga nooga soo warama magaalada Hargaysa oo ilaa saaka waabarigii ku sugnaa aqalka golha guurtida, waxana uu hadalkiisa ku bilaabay sidn hoos ku xusan.

More

‘Caruuri Habaas Gashay, Hooyadeedna Kula Soo Noqotay’ Cuqaasha, Salaadiinta iyo Waxgaradka Beesha Muuse Fiin (Samaroon/Habar Cafaan) oo Beeniyey Inay Kulmiye Ku Biireen. By Saylac.com

Get Flash to see this player.

Alla u Naxariiste Marxuum Sh.Maxamuud Axmed C/laahi oo lagu Aasay Deegaanka Satiile ee Degmada Dilla

marxuum-shmaxamuud-axmed-small

Alaha u Naxariistee waxaa maanta lagu Aasay deegaanka Satiile oo ka tirsan Degmada Dilla Marxuum Sh. Maxamuud Axmed C/laahi oo ahaa Sheekh laga yaqaanay Gobolada Galbeedka Somaliland, Jabuuti iyo Gobolka Jigjiga.

More

March 27, 2009

In Depth News Analysis: Nine Top Stories Stories in Somaliland and the world - By Suleiman Egeh

Lead story: The Existence and the Independence of a unique and functioning Somaliland can no longer be ignored

Quotes; “Those who seek absolute power, even though they seek it to do what they regard as good, are simply demanding the right to enforce their own version of heaven on earth. And let me remind you, they are the very ones who always create the most hellish tyrannies. Absolute power does corrupt, and those who seek it must be suspect and must be opposed.”  Barry Goldwater

“The liberty of a democracy is not safe if the people tolerate the growth of private power to a point where it comes stronger than their democratic state itself. That, in its essence, is fascism - ownership of government by an individual, by a group,” Franklin D. Roosevelt

More

Poor Somaliland, Only Magic Keeps It Afloat! By Noah Arre

The information in this article is compiled during my recent short visit of Somaliland. It is based on my objective analysis of how things are in the country. It is without bias and since I am  a staunch supporter of Somaliland I dare say that our home today more than ever before needs a messiah. And I urge anyone who cares to contribute toward saving it at whatever cost!

More

Golaha Guurtida oo Fadhigooda Bari Ku Guda Gali Doona Mudo kordhinta Xukuumada.

Hargeysa (Harowo) - Golaha guurtida J/S/L ayaa la filayaa in fadhigooda maalinta bari ay ku gudo galaan wareegtadii madaxwayne Rayaale u soo gudbiyay golaha ee uu kaga dalbanayay inay is waafajiyaan xiliga dhamaadka mudada xilka madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa oo ku eeg 06 April ee sanadkan 2009ka iyo xiliga komishanka doorashooyinka qaranku u cayimay inay qabsoonto doorashada madaxtooyada oo ah 31 May ee Sandakan 2009ka, taasi oo daba marsan xiliga dhamaadka mudada xilka Madaxwaynah iyo madaxwayne ke xigeenka.

More

Cidii muraad leh, ha ku sheegtaan iyagoo Dagan, Dimuqraadiyadana Dad Ujeedo Lihi Yaanay ka Faa’iidaysan. Wasiirka Arimaha gudaha.

wasiirka-gudaha

Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Arimaha gudaha J/SL mudane C/laahi Ismaaciil (Cirro) ayaa war uu siiyay caawa siiyay Tv-ga qaranka waxa uu shacbiga ku dhaqan Somaliland iyo caasimada Hargeysa uga digay inay iska ilaaliyaan dad sida uu wasiirku sheegay habeenadan u dambeeyay abaabulayay mudaharaad ay doonayaan inay ku khalkhal iyo nabad galyo daro kaga abuuraan magaalada Hargays. More

Axmed Siilaanyo iyo Ganacsatada Doonaysa Inay u iibiyaan Mudanayaasha Guurtida ha Ogaadeen ‘karis Xum Iyadauna Wax Kula’

Somaliland waxay so martay safar dheer, maantana waxay ku jirtaa safarkaasi intiisii ugu adkayd. Indheer garatada reer Somaliland way ogyihiin safarka aan ka hadlaayo. Ilaa maalintii Ingiriisigu cagaha soo dhigay dalkeena ilaa hadda waxan so marnay marxalado ba’an, oo cadaadis iyo dilba leh.

More

Email Sir Xaasaasi ah Xambaarsan oo Dhexwareegaya Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Hargeysa.

Ilaahay baa mahad leh, naxariis iyo nabadgelyona waxay u sugnaatay nebigeena Maxamed. Akhristayaal waxa saaka xarunta dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE dhex meeraysanaya, hadalhayntiisuna aad u badan tahay farriin email ah oo uu soo diray Dr. Mohamud Abdilahi Jama (Sifir), una soo diray saaxiibkii Siilaanyo, balse shaqsiyaad xarunta ka shqeeya oo Siilaanyo ku dhodhowi ay fashiliyeen.

More

Culimada Diinta oo Hargeysa Ku qabtay Kulan Nabada iyo Adkeynteeda lagaga Hadlayo

culimada-hargeysa-small

Hargeysa (Harowo) - Waxaa caawa fiidkii lagu qabtay Masaajidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa kulan Dood cilmiyeed ah oo lagu naaqishayay Nabad galyada iyo sidii loo adkeyn lahaa iyo waliba doorka Shacbiga iyo Culimaa’udiinku ku yeelanayaan sugitaankeeda.

More

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Ka Waramay Barnaamijka Xisaab celinta Hay’adaha iyo deeqbixiyayaasha ee sanadkii 2008.

wasiirka-qorshaynta

Harowo  (Hargeysa) - Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo xidhiidhka hay’addaha caalamiga ah Md. Cali Maxamed Ibraahin (Sanyare), ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay macluumaad balaadhan oo ku saabsan, dhamaan deeqihii iyo mashaariicdii horumarineed ee dalka laga qabtay, xisaab xidhkii hay’addaha caalamiga ah iyo guud ahaan sida loo maareeyay meelaha ay ku baxeen iyo kuwa aan wali hir galin.

More

“Ma qabo in lagu heshiinayo Madaxweyne cusub oo dibada laga keeno, laakiin waa in qoladaa joogta lagu aamino…” Md. C/qaadir Ismaaciil Jirde

cabdulqaadir-jirde-small

Hargeysa (Harowo) - Xildhibaan C/qaadir Ismaaciil Jirde oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland isla markaana ka mid ah mudanayaasha Xisbiga talada dalka haya ee UDUB uga soo baxay gobolka Hargeysa ayaa maanta shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo xaalada dalku xiligan ku jiro iyo sida looga gudbi karo ku qabtay Hudheelka Hadhwanaag ee magaaladda Hargeysa.

More

March 26, 2009

Siilaanyo Kulmiye Haduu La Hadhay, Somaliland Muxuu u Soo Sidaa..?

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaanba akhristayaasha iyo shabakadaha somaliland ee wararka soo tabiya, intaa ka dib waxaa baryahan iga yaabiyay oo aan jeclaaday aniguna inaan ka hadlo, maamulka xisbiga kulmiye oo runtii aan iila muuqan inuu u socdo sidii xisbi oo kale. Taasna waxaa sabab u ah ayaan odhan karaa hogaanka xisbiga oo si khaldan wax u hogaaminaya.

More

Login