March 31, 2009

Tacsiyo Kala Duwan oo Ku Socda Reer Cumar Sh. Ibraahim

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun:  Anniga oo ah Mohamed Hassan Matan, kuna hadalaya magaca qoyska REER HASSAN MATAN, waxaan anniga oo ka tiireysan halkani uga dirayaa TACSI qoyska REER CUMAR SH. IBRAAHIM meel kasta oy joogaanba, anniga oo ka tacsiyeynaya Geerida ku timday Hooyadood MUUMINA oo ahayd hooyo mu!mina oo wacan waxaan Ilaahay uga baryeyaa Naxariistii Janno Qoyskeediina Samir iyo Iimaan Eeba ka siiyo.
 
Ilaahay Janadda Farduusa u hibee Aamiin, Aamiin, Aamiin
 
Mohamed Hassan Matan - Londan

acsi ku socota Cabdiraxmaan Waraabe-weyne iyo Wariye Max’ed Cumar (Hayene) oo waalidiintoodii Maanta ku geeriyoodeen magaalada Boorama.
 
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Anigoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Xuseen Faarax,waxan tacsi u dirayaa walaalkey Cabdiraxmaan Xuseen Faraax (Cabdiraxmaan Waraabe wayne) oo aabihii maanta ku geeriyooday magaalada Boorama iyo dhamaanba qoyskii uu ka tegay marxuumku.
Waxan leehay Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana janadii haka waraabiyo  AAMIIN.
 
Waxan sidoo kale tacsi taa la mid ah u dirayaa Wariye Maxed cumar Sheekh Ibraahim oo hooyadii Muumina Hufane shalay ku geeriyootey magaalada Boorama.Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.Ilaahay janadii haka waraabiyo intii ay ka tegtayna samir iyo iimaan haka siiyo AAMIIN Tacsidan waxa diraya Jawhar Cabdisamad Qalinle.
 
Inaali laahi wa ilaahi Raajicuun

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan oridayda iyo guud ahaan magaca reer Awfarah Sigad  iyo waxay dhaleen  waxan tacsi tiiraanyo leh udirayaa dhamaan reer cumar sheikh Ibraahim iyo intay dhaleen waxanan ka tacsiyadaynayaa geerida ku timid hooyadood muumina Hufane oo ku geeriyootay magaalada Boorame. Waxanan leehay ilaahay hoyadiin naxariistii jano ha ka waraabiyo idinkana samir iyo imaan ilaahay ha idinka siiyo. Amin.

Cabdale Farah Sigad

( INAALILAHI WA INA ILAYHI RAJICUUN) Waxan  tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinaynaa Dhamaan qoyska reer Cumar Sh.Ibraahim  oo hooyadood ku geeriyootay Maanta magaalada Borama ( MARXUUMAD MUUMINA HUFANE CISMAAN). waxan ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan ka siiyo.AMIIN ,,,,,,,,,,,AMIIN,,,,,,,,, AMIIN.

 
  1- sh. maxamed abiib iyo xaskisa

  2- dr mohamed iyo xaskisa

  3- maxamed farax iyo xaskisa

  4- cabdi yasin iyo xaskisa

  5- subane iyo xaaskisa

  6- hooyo shamis c/lahi iyo carurteda

  7- hooyo xabiba barkhadle iyo carurteda

  8- libaan maxamed muse

  9- ENG Abdikadir momahed ali 

 10- cabdisamad misan maxamud 

 11- c/fataax aleel nageeye

 12- xuseen saleeban abdulahi gadhgod
 13- ENG saed abdi hasan
 14- mukhtaar Eng c/rahman saylici
 15- mukhtaar ahmed abdulahi
 16- c/risaaq ali yusuf
 17-nasra omer samriye
 18-ifraax xaashi maxamed
 19- ilhaan xaashi maxamed
 20- hibo abdi kamil
 21- nimco adan micad
 22- abdifataax xaji daud warsame
 23- c/lahi xaji daud warsame
 24- c/raxiin xaji daud warsame
 25- c/shakur ismacil mumin
 26- c/rashiid alabari
 27- ENG ahmed yabal
 28-c/qadir muse murud
 29-c/lahi xaaji yusus
 30- ENG cumar suldan
 31- Dr ahmed mihile
 32- c/risaaq cali cilmi (sanka)
 33- jamac dibiliqe
 34- ayanle muhumed diriye
 34- ahmed mahamed yusuf
 35 maxamed ahmed muxumed
 36- c/lahi cabdi c/lahi
 37-  ismacil cabdi cabdilahi
 38- samatar
 39- axmed maxamed madar
 40- cabdi fataax subane
 41- carab c/lahi
 42- maxamed carab amare
 43- guled ismacil hasan
 44- sahal hasan cabdilahi
 45- ahmed sucuudi
 46- ahmed farax idle
 47- khadir ibrahin farax
 48- xasan qalib cige
 49- dr khalid
 50 dr maxamud
 51- ENG bashe qasim xaji dahir
 53- c/rahman iman
 54- maxamed muse cumar
 55- maxamud (ruush)
 56- Dr bashiir mumin cateeye
 57- yariiska
 
 dhaman dadkan oo ku sugan dalka pakistan waxay tacsi tiiranyo leh u dirayan dhaman eheladii iyo qarabadii ay ka baxday marxumad muumina hufane cisman,,,,,,, waxayna alaha u waydinayan naxaristii jano in uu rabi siiyo AMIIN ,,,,,,,,,,, AMIIN ,,,,,,,,,,,,,,, AMIIN

Dhaman dadka  hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayan dhaman qoyskii reer cumar sheekh ibraahim oo hooyadood ku geeriyootay magalada borame shalay :

1-Qasim x. siciid iyo xaaskiisa

2-Maxamed x. siciid iyo xaaskisa

3-Ahmed x. Siciid iyo Xaasiksa

4-c/lahi X.siciid

5-Ahmed C/lahi rooble

6-Warsame sulayman

7-Foosi Xaji cise

8-Calikhadar Ahmed Yusuf

9-Ismail aadan miicad

10-Cabdi maroodi

Waxan tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan Dhamaan qoyska reer Cumar Sh.Ibraahim gaar ahaan Cabdirahman Cumar Sheekh Ibrahim oo hooyadood ku geeriyootay shalay magaalada Borama.

Waxaanay ilaahay uga baryayaan marxuumada inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan ka siiyo.     

Aaamiin……. Aaamiin……. Aaamiin……Aaamin….. Aaamin…….Aaamin

Login