
Allaha u naxriistee Cabdul Qaadir Maxamed Ciise (Nuune) oo ahaa sannadihii ugu dambeeyay ahaa madaxii madaxii keydka idaacadda Simba ee magaalada Muqdisho ayaa duhurnimadii shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
London (Qarannews) - Madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa lagu wadaa in ay socdaal shaqo ku yimaadaan magalada London ee dalka Ingriiska, socdaalkani oo la saadaalinaayo labda todobaad ee inagu soo socda gudahooda ayaan hadana wax war ah oo rasmi ahi ka soo bixin xaga xukumada Somaliland oo ku saabsan socdaalka madaxweynaha.
February 25, 2009
Ogaysiis: Website-ka Xisbiga UDUB oo Dib u Habayn Lagu Sameeyay
Website-ka Xisbiga UDUB oo Dib u Habayn Lagu Sameeyay, Si aad u akhrisato Website-ka Xisbiga UDUB Fadlan halkan Hoose Guji. http://www.udubparty.com/
Maamulka Website-ka Xisbiga UDUB
For better or worse, phrases such “the Cold War” and “the clash of civilizations” matter. In a similar way, so do maps. The right map can stimulate foresight by providing a spatial view of critical trends in world politics. Understanding the map of Europe was essential to understanding the twentieth century.
Kulmiye party has so far treated as inconsequential the failure of its political choices, despite many, like this writer (see an example,” Kulmiye pardons Party lineage but begs tribally ”that was posted on Harow.com) repeatedly requested to reconsider its political strategy.
Hargeysa - Badhasaabka Gobolka Hargeysa, Mudane Cali Xasan (Cali Asad), ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo uu Wasiirkii hore ee Daakhiliga Ismaaciil Aadan Cismaan ku dhaliilay Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin.
Maxamed C/laahi Oomaar oo katirsan xisbiga Mucaaridka ah ee kulmiye ayaa todobaadkan madaxweynaha Dawlada Somalia loogu soo dhisay wadanka Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Ahmed umagacaabay Wasiirka Arimaha Debeda ee Dawladiisa.

Arabsiyo (Ramaasnews) - Dhalinyaro Tiradoodu gaadhayso 150 Xubnood oo hore uga Tiirsanaan Jiray Xisbiga Kulmiye ayaa u digo rogtay kuna biiray Xisbiga Udub. Xaflad Balaadhan oo Xisbiga Udub u sameeyay Dhalinyaradaasi kasoo Baxday Xisbiga Kulmiye ayaa shalay Lagu Qabtay Huteel Dalxiis ee Magaalada Arabsiyo.

Ururka Dimuqraadiga Ummadaha Bahoobay ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano UDUB, oo ah Xisbiga ugu balaadhan Asxaabta siyaasada ee ka jira dalkan Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa beryahan waxuu bilaabay ololihiisii ugu balaadhnaa sanadkan aynu ku jirno ee 2009.
Boorama (Harowo) - Dagaal ayaa ka dhacay deegaaka Burdi oo ka tirsan degmada Dila, halkaas oo ay ku dagaalameen maleeshiyo deegaanka ah iyo maleeshiyo ka timid dhinaca gabilay.
Xildhibaanda kaga jira dawlada shriifka beelaha Smaroon, ayaa qoraal u gudbiyay R/wasaaraha dawlada Shariifka ee dhawaan lagu magacaabay dalka Jabuuti, qoraalkaas oo xambaarsanaa dhaliil iyo cabasho la xidhiidha sida loo tixgalin waayay rabitaankoodii marka hore la weydiiyay, ee ahaa cida ay u rabaan xilka wasiirada ka geli doona xukuumada uu hogaaminayo Agoonka Cumar C/rashiid.
Asc, marka hore Ilhay ayaa mahad le, mar labaad hadaanu nahay qurba jooga beesha Cabdale Makaahiil (Bahabar Cabdale - Samaroon), waxaan taageeranay Bayaanka cad ee ay beeshu soo saartay ee ay ku taageertay musharxiinta xisbiga UDUB madaxwayne Rayaale iyo Axmed Yuusuf Yaasiin.
February 24, 2009
Komishanku Isagaa Masuul Ka Noqon Doona Wax Kastoo Ka Yimaada Dib-U-Dhaca Doorashada
Badheedhaha Haatuff News: Komishanka Doorashooyinka ayaa shalay ku dhawaaqay inaanay doorashadu ku qabsoomay wakhtigii loo cayimay, taas oo noqonaysa markii labaad ee ay muddo ay hore u cayimeen ay dhicisawdo, iyadoo aanay sababo macquul ah oo difaac u noqon karta dib u dhigistoodu aanay meesha soo dhigin.

Recent developments in Somalia appear to suggest that the country may be on the verge of reaching an end to two decades of war, displacement and hunger. Somalis were first given hope when Ethiopian forces, who invaded Somalia in late 2006, began withdrawing in 2008.
MOGADISHU, Somalia — At least 15 people were killed and more than 60 were wounded in Somalia’s capital on Tuesday, in multisided fighting between pro-government forces, African Union peacekeepers and Islamist insurgents, witnesses said.
Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa maanta ka dhacay kulan xasaasi ahaa oo yeesheen Odoyaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanada, Culumaa’udiinka, Dhalinyarada iyo Haweenka Beel-weynta Gaboowe, taasoo loogu hadlay sida ay u aragto beeshaasi qaab dhismeedka Xukuumada cusub ee Somalia ee uu hor boodayo CCC Sharmaarke.
Domestic radicalization may be the newest front in the ongoing campaign against terrorism, a reality underscored last October when a man from Minnesota traveled to Somalia and blew himself up in a suicide bombing.
Dunidani maskax ayay magan u tahay ee qabyaalad laakiinse "anigoo wax duminkara duca qaadan maayee magan uma aha." Ninkani sawaaxiliga ah ee Obama "tola’ayey ma odhan marku dunida qabsanaayay" ee wuxuu yiri "ayaa garaadaay garaadkiina wuu u hiiliyay" sidaabuuna madaweynaha Maraykan ku noqday.
February 23, 2009
Jaamac-Sweden, Gud. KDQ oo Sheegay In Doorashada Madaxtooyada Somaliland Dig Uga Dhacayso Wakhtifii Loogu Talo Galay
Get Flash to see this player.
As first free and fair democracy in East Africa, Somaliland has a tradition of promoting democracy, liberty, equality, freedom of worship and expression. Somaliland held more than one election starting with Referendum Election on the Constitution of Somaliland, which defines the independence and integrity of Somaliland Republic in its first paragraphs.
