February 28, 2009
Abdiraxmaan Saylci Siyaasadiisa Aargoosigu Ku Dheehantahay Oo Khashifantay Mudadii uu UK Socdaalka Ku Yimid.
Ka dib markii aan dhawaan qoray maqaal ku qornaa afka ingiriiska oo aan kaga hadlayay socdaalkii Cabdiraxmaan Saylici oo ah musharaxa u taagan madaxwayne ku xigeenka xisbiga kulmiye. Ayaa waxa dhacaday in dad aad u badan oo daneeya danaha gobolka Awdal ay iga codsadeen in aan maqaalkaa iyo nuxurka uu xambaarsanyahay ugu turjumo luqada somaliga.
Pages: 1 2
