February 27, 2009
Somaliland Maxaa Xariir Ka Dhigay, Somaliyana Xumbadii Doobigu Daadshay?
Somaliland waxa Eebe siiyey dad leh Afar arimood oo nolosha ilbaxnimada adamiga laf dhabar u ah: 1. Aqoon ( knowledge), eraygan oo somalidu guud ahaan khalad u fahantay. Mecnaha eraygu waa garasho dhab ah ( true understanding) - 2. Anshax (behaviour) - 3. Ujeedo midaysan (unity of purpose) - 4. Wax qabad midaysan (unity of effort).
Pages: 1 2
