February 2009

February 28, 2009

Analysis of Recent World And Somaliland Top Headlines Stories - By Suleiman Egeh

Quotes; “A wise and frugal government, which shall leave men free to regulate their own pursuits of industry and improvement, and shall not take from the mouth of labor and bread it has earned — this is the sum of good government.” Thomas Jefferson

Pages: 1 2

Ethiopia: US State Department 2008 Human Rights Reports

Ethiopia is a federal republic led by Prime Minister Meles Zenawi and the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) coalition. The population was approximately 77 million. In the 2005 parliamentary elections, the EPRDF won a third consecutive five-year term.

Pages: 1 2

Somalia President Agrees To Truce, Sharia Law

MOGADISHU (AFP) — New Somali President Sharif Sheikh Ahmed bowed Saturday to demands from Islamist insurgents after the fiercest clashes since he took office, agreeing to a truce and the introduction of sharia law.

Pages: 1 2

Waxa La Gaadhay Wakhtigii Siilaanyo Lagu Oogi Lahaa Danbiile Qaran

Marka Kooxi Orgootaba, Ma Asooli Karaynee, Amaan Ma Helnaa..!

Ceebtood mahee waa cadood in marba ilma yar oo aan maskaxdiisu ku filnayn loo adeegsado burburida qarankiisa, dhaqanka Siilaanyo inta badan xisbigiisa ayaa waxaa lagu xantaa in uu ku naaxo ama ku farxo dhiiga dadka walaalaha ee daadanaya.

Pages: 1 2

Dacwada Kulmiye Gudbinayaa Macnaheedu Waa Ictiraaf Dooni Mayno Ingiriisow

Baryahanba qoraalo farwaaweyne lagu soo xardhey ama lagu soo qoreyba ayaa shabakadaha JSL ku abtirsada lagusoo daabacayay, qoraaladaasi oo o uu nurxurkood yahay ashkato iyo dacwada ka dhan ah JSL iyo madaxdeeda.

Pages: 1 2

Hawlgal lagu sugayo amniga laguna qabanayo dadka dharcadka ah ee wata hubka oo ka bilaabmay Laascaanood.

taliyaha-poliska-laacaanood-small

Laas-caanood (Harowo) - Waxaa gudaha magaalada Laascaanood ka bilaabmay kadib markii xilka laga qaaday taliyihii hore ee qaybta Police-ka ee Gobolka Sool Cabdi Muuse laguna soo wareejiyay Taliyaha cusub ee Maxamed Saleebaan Gooni.

Pages: 1 2

Dheego Oo Qiimee Falanqaynta Wakhtiyadii Ay Ugu Adkeyd Mdaxweynaha JSL & Gudoomiyaha Kulmiye Mr. Siilaanyo!

Hargeysa (Somalilandnation) - Waraysi dheer oo uu barnaamijka Jidka Rejada lagula yeeshay Gudoomiye Mudane.Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilanyo)Todobaadkan oo ah barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Televisionka Qaranka oo ay soo saare ka tahay weriye Moha Dahir Farah.

Pages: 1 2

Maleeshiyo Beeleedyo Ka Soo kala Jeeda Deg. Baki Iyo Gebiley Oo Ka Badbaaday Dagaal La Filayey Inuu Ku Dhex Maro.

Boorama (Harowo) - Wararka ka imanaya Jiidda Tuulada Cali-Xaydh ee soohdinta maamulada Baki iyo Gebilay, ayaa sheegeya in maleesiyo beeleedyo kasoo kala jeeda labada degaan ee Baki iyo Gebilay isku afgarteen inuusan dagaal ku dhgex marin tuuladaasi.

Pages: 1 2

Maayarka Boorama Iyo Urrurka Arna Oo Markii Ugu Horeysay Isugu Yimid Xalfalad Loogu Mahad Celinayey Haween Qurba-jooga Ah Oo Lacag Soo Gaadhsiiyey Arna

arna-small

Boorama (Harowo) - Munaasabad loogu mahadcelinayey qaar ka mid ah haweenka qurbajoogga ah ee reer Boorama, ayaa maanta lagu magaalada Boorama.

Pages: 1 2

Abdiraxmaan Saylci Siyaasadiisa Aargoosigu Ku Dheehantahay Oo Khashifantay Mudadii uu UK Socdaalka Ku Yimid.

Ka dib markii aan dhawaan qoray maqaal ku qornaa afka ingiriiska oo aan kaga hadlayay socdaalkii Cabdiraxmaan Saylici oo ah musharaxa u taagan madaxwayne  ku xigeenka xisbiga kulmiye. Ayaa waxa dhacaday in dad aad u badan oo daneeya danaha gobolka Awdal ay iga codsadeen in aan maqaalkaa iyo nuxurka uu xambaarsanyahay ugu turjumo luqada somaliga.

Pages: 1 2

Baaq Nabadeed Oo ka Socda Jahliyadda S/land ee Edmonton Alberta, Canada.

Anagoo ku hadleynaa magaca jahliyadda S/land ee Edmonton waxan aad iyo uga tiiraanseysanahay dhimashadii iyo dhawacii iyo dhibtii kale ee soo gaadhay beelaha is dhalay ee Gol-waraabe.waxan aaminsanahay sida warbaahintu  qaarkood sheegtay inaanay jirin xilaf loo kala safanyahay oo beelaha Golwaaraabe.

Pages: 1 2

February 27, 2009

Somalia’s Civil War: Just a Glimmer of Hope - (The Economist)

somali-presidend-with-people-small

After 18 years of strife, there is a small chance that a new Somali president and a new American one could make a fresh start. THE most smashed-up country in the world has reached a crossroads.

Pages: 1 2

Baaq Nabadeed Ka Soo Baxay Odayaasha Somaliland ee Minnesota, USA

Baaq Nabeed oo Ku Wajahan Colaada Ka Oogan Degaamada Awdal Iyo Gebiley

peace

Anaga oo ku hadlayna magaca odayaasha, aqoonyahanada, culimo-awdiinka iyo wax garadka kasoo kala jeeda gobolada Gabiley iyo Awdal ee dalka S/land, kuna dhaqan gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka waxa aanu ku baaqaynaa joojinta colaadaha ka aloosan xuduudaha u dhexeeya labada gobol ee Awdal iyo Gabilay.

More

Ayeey Xukumayaan Mucaaradka Somaliland Hadey Fidno Ka Dhex Abuuraan Dadka Wada Dhashay Sow La Kala Yaaci Maayo?

Walaal Oodi Abb Ka dhow Dab Munaafaq shidayna Mu’min Ayaa Ku gubto Ilaahey waxuu quraanka ku sheegay (Inamal Fitnatu Ashadu minal Qatli) Fidnadu wey ka Xuntahay dilka xaga ilaahey Dilkana waad Ogtahiin Ciqaabtiisu Xaga Ilaahey (Inalaha Shadiidul Ciqaab).

Pages: 1 2

SSE Conference & Annual General Meeting: 20th - 22nd March 2009 - Wiks Slott Uppsala, Sweden

sse-smallPromoting Community Cohesion, and Active Citizenship & Preventing Extremism: It gives us a great pleasure to invite you to a unique dual Conference and Annual General Meeting to be held at: Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting.

Pages: 1 2

Somaliland Maxaa Xariir Ka Dhigay, Somaliyana Xumbadii Doobigu Daadshay?

Somaliland waxa Eebe siiyey dad leh Afar arimood oo nolosha ilbaxnimada adamiga laf dhabar u ah:  1.  Aqoon ( knowledge), eraygan oo somalidu guud ahaan khalad u fahantay. Mecnaha eraygu waa garasho dhab ah ( true understanding) -  2.  Anshax (behaviour) - 3.  Ujeedo midaysan (unity of purpose) - 4.  Wax qabad midaysan (unity of effort).

Pages: 1 2

Abdirahman Saylici’s Political Vendetta Was Exposed During His Visit To The UK.

I am writing this piece today after long consultation with respected Awdalistes whom I admire most and appreciated the encouragement they have given me over this article, which without any prejudice would enlighten what our son Saylici believes and lectures in private amongst his supporters.

More

February 26, 2009

Somalia’s Demography: Little-known, Dispersed and Dying - No Wonder no one Knows for Certain What Should be Done

How many people still live in Somalia? No one knows. The UN says around 10m. Just as Somalia’s problems of jihadism and piracy have gone global, so have its people. War has scattered Somalis across the world. But the diaspora is probably at least 1m-strong—favourite outposts include Cardiff, Dubai, Minneapolis and Stockholm—and plays a big part in the country’s politics.

More

Thieves use cat to trigger Somaliland stampede

HARGEISA (Reuters) - Thieves caused chaos outside a Somaliland mosque late on Thursday when they took advantage of a power cut to throw a stray cat into the crowd, triggering a stampede so they could rob worshippers.

More

Baaq Ku Socda Beelaha Degaanada Gebley iyo Baki ee Dhiiga Sida Macna La’aanta ah Dhiiga u Daadinaya

Murtida Baaqa: Golwaraabe guusheedu waa geedka nabadda oo lagu kala saaro danaysiga gurracan ee siyaasadeysan iyo danta dadka Ab iyo Abtiga ah.

Annagoo ka mid ah odayaasha ka soo jeeda beelaha laysku odhan jiray Golwaraabe ee ku nool dalka Sucuudiga, gaar ahaan magaalada Riyadh, waxaanu si wada jir ah uga naxnay dhacdada dagaal ee ka soo yeedhay dadkayagii iyo deegaankayagii ee khasaaraha nafeed keentay.

More

Login