January 2009

January 29, 2009

Ganacsatada Xoola ee G/Awdal oo Was/Xanaada Xoola ku Eedeeyey Inuu ka Horjoogsaday Daaweynta iyo Talaalka Xoola Berbera Uga Doofa

Boorama (Harowo - Qaar ka mid ah ganacsatada xoolaha nool ee degaanka Boorama, gaar ahaanna lo’da, ayaa dareen cadho leh ka muujiyey waxay ku tilmaameen "kala jeclaysi ganacsatada xoolaha doofisa", ka ddib markii sida ay sheegeen wasiirka xannanada xoolaha Somaliland Idiris Ibraahim ka iibin weyay daawada talaalka lo’da, lo’daas oo ay ka dhoofin lahayeen magaalada Berbera.

More

January 28, 2009

The Media Bias In Somaliland

The Universal Declaration of Human Rights states “Everyone has the right to freedom of opinion, and expression; this right includes freedom to hold opinions without interference, and impart information and ideas through any media regardless of frontiers.”

More

Opposition MPs Sworn in as Somali Plan Advances

DJIBOUTI, Jan 28 (Reuters) - Somalia’s parliament swore in new opposition members on Wednesday as it prepared to elect a president this week in a long-awaited step towards ending 18 years of conflict.

More

Gudiga Qaban qaabada Shirweynaha 2aad ee Xisbiga UDUB Waa xulkii Qaranka, Hogaankii Xisbiga iyo Xeer Beegti Mudan in la Xurmeeyo.

Gudiga qaban qaabada shirweynaha 2aad ee UDUB waa xulkii qaranka, hogaankii Xisbiga, xaqsoorayaaal iyo xeer beegti loosoo xulay xaqiijinta qiimaha weyn ee xisbiga iyo in UDUB ku yahay Xisbi Qaran oo ka duwan Axsaabta kale Tayo ahaan una qalma in shacbi weynaha JSL mar 2aad dortaan. Natiijo ka soo baxday daraasad iyo qiimayn lagu sameeyey gudigaaas iyo arrimo la xidhiidha ayaan hadaba ku soo bandhigi doonaa qoraalkan.

More

Faalo: Suldaanada Dhaameelka Loo Daadsho, Waxay Halis ku Yihiin Qaranimada iyo Jiritaanka Somaliland

Somaliland weli waa beelo, dawladda Somalilandna weli waxay ku dhisantahay beelo, haddii ay tahay golayaal qaran, haddii ay tahay wasiirro iyo haddii ay tahay maamaulayasha kaleba. Sidoo kale ayey beelaha Somaliland waxay leeyihiin hoggaamiye dhaqa meedyo kasoo shaqeeyey nabadaayntii beelaha Somaliland ee colaaddu kusoo kala dhex martay dagaaladii sokeeye.

More

Gudida Qabanqaabada Shirweynaha 2′aad Ee Xisbiga UDUB Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga Uu Qabsoomayo

Hargeysa (Qarannews) - Afhayeenka Gudida qabanqaabada ee shirweynaha UDUB isla markaana ah xubin ka tirsan gudida fulinta ee Xisbiga UDUB Md. Rashiid X. Cabdillaahi Guuleed ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga ah ee uu qabsoomayo shirweynaah 2′aad ee Xisbiga UDUB.

More

Sheekh Xamdaan Binu Saayid Al- Nahyaan oo Deeq Soo Gaadhsiiyey Jamhuuriyadda Somaliland

Deeq uu soo gaadhsiiyay Jamhuuriyadda Somaliland Raysul Wasaare ku xigeenka Dawlada Imaaraadka Carabta Sheekh Xamdaan Binu Saayid Al- Nahyaan oo daba socotay Mashaariic uu hore Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin uga codsaday Booqashadii uu Madaxweynuhu hore ugu tegay Dalka Imaaraadka Carabta.

More

January 27, 2009

Waraysi Xiiso Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo ay Shabakadda Harowo.com La Yeelatay Maxamed Xasan Mataan oo Ka Mid ah Siyaasiinta Reer Awdal

Waraysigan ayaa waxa uu Maxamed Xasan Mataan Kaga Hadlayaa halka ay marayso wejigii labaad ee Diwaan Gelinta ka socota G/Awdal, isaga oo dhinaca kalena beeniyey warar lagu baahiyey Wargeyska Haatuf iyo Shabakadan Harowo.com, isla markaana wuxuu maxamed si ba’an u dhaliilayaa waxqabadka iyo wacyiga siyaasadeed ee Qurbajooga Awdal.

Get Flash to see this player.

By Hashim Goth - Harowo.com

Waa Kuma Dr. Axmed Xuseen Ciise, Xaguuse Ka Shabahaa Dr. Cabdi Aw Daahir?

Maqaalkan kooban waxaynu ku milicsan doonaa mid ka mida siyaasiyiinta ku cusub saaxada siyaasada ee Jamhuuriyada Somaliland, gaar ahaan xubin ka mida xubnaa ka soo guryo noqdey wadamada qurbaa waayadii danbe. Hadaba, aynu qaada dhigno e xubintani waa Dr. Axmed Xuseen Ciise,  waa kuma Dr Ahmed?

More

Faalo: Sheegashada Dhul Ka Mid Ah G/AWdal Ma Xaqbaa Mise Xaq Daro?

Waxa in dhawaydba isa soo tarayey sheegashooyinka dhulkii hore loogu yaqaannay inay ka mid yihiin gobolka Awdal oo beelihii wada degenaa maanta mid kastaaba ka doonayso in dhul gaar looga jaro, taasina ay keentay in maanta meelo badan oo G/Awdal ka tirsanaan jiray ay hoos yimaaddaan maamulada gobolada cusud ee dhawaanta laga sameeyey Somaliland.

More

January 26, 2009

Weerarka Lagu Qaaday Murashaxa Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan Yaa ka Dambeeya?

Qof kasta oo Somaliland ahi xaq ayuu u leeyahay in uu wax doorto lana doorto. Waxaana inta badan dadkeena oo aan bislayn lagu arkaa caadiyan marka uu nin damac siyaasadeed la yimaad in ugu horayn laga horkeeno jufooyinkiisa.

More

Congratulations to Amoud University & the New Doctors: Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA)

Prof. Suleiman Ahmed Gulaid,  President of Amoud University, Borama, Somaliland

Dear Prof. Gulaid,

Re, Congratulations to Amoud University & the New Doctors

On behalf of the Membership and the Board of Directors of Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA), I am humbled and honoured to congratulate you, the new Doctors, the Medical College at Amoud University, Kings Medical College of the UK and the entire community at Amoud University, for producing a class of highly rated doctors who will be serving the health care needs of the region.

More

January 25, 2009

Read Here a Report by the International Foundation for Election Systems on a Voter Registration System in Yemen which is Similar to the one conducted by the NEC in Somaliland

Both the voter registration system and the resulting register of voters have suffered serious and cumulative shortcomings in the course of various elections held in Yemen from 1993 - when the current register was originally created - to the recent Local elections and the constitutional referendum held in early 2001. 

More

Automated Fingerprint Identification System (AFIS)

Every time questions arise from the accuracy or the conduct of the ongoing Voter Registration project in Somaliland, the national election commission falls back on the prowess of the so called Computer Server which reportedly guarantees the removal of duplicates in the voters register. Read here a primer on the functionality and effectiveness of the software (AFIS) used by the Server.

More

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Gudoomiyaha Kulmiye Siilaanyo, iyo Ku-xigeenkiisa Muse Biixi

Hargiesa (Qarannews) - Warar aanu ka helnay ilo mihiim ah oo lagu kalsoonyahay ayaa noo xaqiijiyay in uu jiro khilaaf siyaasadeed oo hor leh oo la soo gudboonaaday gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Siilaanyo iyo Mudane Muse Biixi.

More

Somalia’s Parliament Meets Amid Calls For Peace

DJIBOUTI, Jan 25 (Reuters) - Somalia’s parliament met in neighbouring Djibouti on Saturday to discuss how to include the moderate Islamist opposition in a new government that can try and bring peace to the Horn of Africa nation.

More

Somaliland Elections Could Provide Lessons For Somalia

(VOA- Washington DC) - Over the last two years the situation in Somalia has deteriorated into one of the world’s worst humanitarian and security crises. But a report by the International crisis Group says the international community is preoccupied with the piracy phenomenon – instead of concentrating on the core of the crisis, the need for a political settlement.

More

Cuqaasha Besha Heeb Jire (Harbar Cafaan, Samaroon), oo Sheegay In Ayna Ka Warqabin Musharax Ka Soo Jeeda Beesha oo Tartan Ugu Jire Hogaanka Sare ee Somaliland

Boorama (Harowo) - Xubno ka tirsan madax dhaqameedyada Beesha Xeebjire (Habar cafaan, Samaroon), ayaa sheegay inaysan ka warhayn siyaasi ama aqoonyahan beeshooda ka tirsan oo isku soo taagay tartanka musharaxiinta asxaabta qaraka ee loogu jiro hanashada hoggaanka sare ee dalka Somaliland doorashooyinka inagu soo foole.

More

Gaadiidleyda Iska-rogooyinka ee Boorama oo Shaqo Jooyin Ku Dhaqaaqay, Ka Dib Markii D/Hoose ee Boorama Ku Soo Rogtay Cashuuro Cusub

Boorama (Harowo) - Shaqaalaha iyo mulkiilayaasha Boorama kaga xoogsada ee gaadiidka iska-rogooyinka, ayaa ku dhaqaqay shaqo joojin ka dib markii sida ay sheegeen masuulyiinta dawladda Hoose ee Degmada Boorama kusoo rogeen cashuuro cusub oo laga qaadayo xamuulka dhismaha ee ay qaadaan, kuwaas oo la saaray lawdh kasta oo ay qaadaanba.

More

January 24, 2009

An Unclenched Fist - Barack Obama has a unique opportunity to bring something resembling stability to Africa’s Horn

As a state, Somalia has racked up more failures than any other on the planet. So said Susan Rice, soon to be Barack Obama’s United Nations ambassador, in a Brookings Institution report she coauthored last year. Since then, Somalia’s troubles have only worsened:

More

Login