January 31, 2009
Hambalyo: Carooska Bashiir Sh. Xaamud Sh.Axmed iyo Amaal Axmed Cismaan
Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo u dirayaan Carooska Bashiir Sh. Xaamud Sh. Axmed iyo Amaal Axmed Cismaan oo meherkoodu ka dhacay Hutelka RAYS ee magaalada Boorama, taariikhdu markay ahayd 29 Jan.2009, waxay leeyihiin noqda kuwii isku raaga ee Ubad khayr qabana kala hela, Guurkiinu guur khayrle, Guriguunu guri barwaaqo.
Aabo Sh. Xaamud Sh. Axmed
Hooyo Raxma Muxumed Nuur
Maxamuud Muxumed Nuur iyo Xaaskiisa Kaltuun XUseen Axmed Muxumed Nuur iyo Xaaskiisa Daahir Ciise Sidci Sh.Abuubakar Sh.Cumar Good iyo xaaskiisa Xamse Sh.Cumar Good iyo Xaaskiisa Idiris C/laahi Khayre Cali C/laahi Khayre C/samad C/laahi Khayre iyo Xaaskiisa Xasan Cadnaan C/laahi iyo xaaskiisa Faarax C/laahi Abraar iyo Caruurtiisa Prof. C/laahi Axmed Shirdoon iyo Qoyskiisa Cismaan Axmed Shirdoon Naasir Xuseen Xirsi iyo xaaskiisa Cismaan SH. Cumar Sh. Muuse Hashim Sh. Cumar Good iyo reerkiisa Cabdi Xasan Cige C/qani Maxamed Aaden iyo dhamaan Asxaabtiisa
