January 31, 2009

Hambalyo: Aqalka Galka C/raxmaan X. Axmedyaasiin iyo Sucaad Abubakar

Waxan hambayo iyo bogaadin u diraynaa C/raxmaan X.Axmed Yaasiin X. Iimaan iyo Sucaad Abubakar C/raxmaan oo aqal-galkoodu 23-01-09 ka dhacay magaalada Jig-jiga,waxan ilaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo qoys barwaaqo, isku waara ubad kheyr qabana kala siiyo Aamiin Aamiin.
 
1- Ayeeyo Xalwo  Qayaad  Warsame
2- Hooyo   Faadumo  Cabdisamad Qalinle
3- Aabo     X.AxmedYaasiin  X. Iimaan 
4- Awowo  Cismaan  Qalinle
5- Awowo  Mataan    Qalinle  iyo inta ay dhaleen.
 
Sidoo kale waxa hambalyo taa la mid ah u diraya Abtiyaashii iyo Habaryarihii iyo inta ay dhaleen.
 
5-  Maxamuud Cabdisamad Qalinle
6-  Yuusuf         Cabdisamad Qalinle
7-  Maxamed   Cabdisamad Qalinle
8-  Jawhar       Cabdisamad Qalinle
9-  Cumar        Cabdisamad Qalinle
10- Maryan      Cabdisamad Qalinle
11- Xabiiba     Yuusuf 
12- Qadiija      Cabdisamad Qalinle
13- Anbiyo      Cabdisamad Qalinle

Waxa hambalyo taa la mid ah diraya caruuska walaalihii:
 
1-Fatxiya      X.  Axmedyaasiin caruurteeda iyo seygeeda
2-Fowsiya      X. Amed yaasiin  caruurteeda iyo seygeeda
3-Cabdiwali    X. Axmedyaasiin
4-Max’drashiid X. Axmed yasiin
5-Cabdiqani    X. AxmedYaasiin
6-Cabdi haadi  X. Axmedyaasiin
7-Khadra       X. AxmedYaasiin
8-Rooda        X. AxmedYaasiin
9-Suleexa      X. AxmedYaasiin
10-Saynab      X. AxmedYaasiin
11-Kaltuun     X. AxmedYaasiin

Login