September 5, 2008

Inaa lilaahi wa ina ilahay rajicuun: Aniga oo ah  Abdighani Mohammed Abdillahi  kuna hadlaya  magaca Aabahay Mahammed abdillahi X. Obsiyeh (Obsiyeh), waxan tacsi tiiranyo leh geeridii ku timiday marxuum Xasan Sh. Muuse liiban.

Waxan marxuumka dhamaantayo Eebe wayne uga rajaynaynaa in uu naxariistiisa jano siiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna sabir iyo iiman buuxa ka siiyo .

Macagda qoyska diraya tacsida

1- Hooyo Nuura dahir jamac
2- Hooyo madiino abdillahi cigaal
3- Abdinour mohammed abdillahi
4- Fadxiya mohammed abdillahi
5- Hodan mohammed abdillahi
6- Abdi hameed mohammed abdillahi
7- Maryam mohammed abdillahi
8- Abdihakeem mohammed abdillahi
9- Shakira mohammed abdillahi
10- Fardus mohammed abdillahi
11- Fadumo mohammed abdillahi
12- Abdillahi mohammed abdillahi
13- Halimo-sadiya mohammed abdillahi

Abdikani Obsiyeh - Email: gabal30@yahoo.com]

Inaa lilaahi wa ina ilahay rajicuun: Aniga oo ah Mohammed abdillahi x.obsiyeh (Obsiyeh) , kuna hadlaya magac bahda reer xaaji obsiyeh iyo kaygaba waxan tacsi u dirayaa guud ahaan walalahay ilma xasan sh.muuse oo uu abahood alaha u naxariistee Aabo hasan-dahir sh. muuse liiban ku geeriyooday duudwayne tariikhdu markay ahayd 04/09/08.

Aniga geeridaasi si kadis ah ugu arkay shabakada harawo waxan marxuumka ilahay uga baryayaa in uu ka waraabiyo Janatul-fardawsa isaga oo kolayba geeriyooday malin barakaysan oo ka mid ah bisha ramadaan ee ilahay barakeeyay; intii uu ka tagayna waxaan Eebe uga baryayaa samir iyo iiman iyo iyagoo  ilahay uga dalbaya marxuumka in uu ku daro inta uu naarta ka xooreeyay munaasabada ramadaanta awgeed. Amiin Amiin Amiin

Mohammed Obsiyeh - Email: mao_obsiyeh@hotmail.com