August 28, 2008
Hambalyo iyo Bogaadin: Mudane Mustafe Carab Amare iyo Marawo Hodan Aadan Dahir

Anaga oo kala ah dadaka hoos ku qoran waxan hanbalayo iyo bogaadi u dirayanaa mudane mustafe carab amare iyo marawo hodan aadan dahir oo shalay meher koogu ka dhacay hotel raysa oo kuyaal magalad boorama waxan leenahay labadii isku raagata ee isku raysa rabigay ha iniga dhigo wiil iyo caano gabdh iyo caano.
Aabo aadan Dahir Sula daan
hooyo cadar ibraahin cabdi
iyo dhamaan ilma aadan dahir suldaan
hooyo casha xasan maxamed
iyo dhaman ilma carab amaear
habo faadumo ibraahin iyo oday geeg
iyo caruurteed
casha ibraahin iyo cabdi aadan iyo
caruur tooda
maxamed ibraahin iyo faadumo xasan iyo caruurtood
khadar adan iyo calibade iyo caruurtood
idil farax iyo khadar axamediyo wiilkooda
axamed yaasiin aadan iyo malyuun muxumed
mustafe axamed bulaale iyo caruurtiisa iyo xaas kiisa
iyo dhamana rer aw daahir suladaan
Dadakaa soo ku kalan aduunka dacaladiisa waxan leenahy maralabaad hanbalayo hanbalayo






