August 7, 2008

Bogga Tacsida ee Allaha U Naxariiste Marxuum Cali Sheekh Xasan Aare

Inaa Lilaahi WA Inaa Ilayhi Raajucuun: Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yahay, waxan halkan Tacsi uga direynaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Alaha u naxariiste Marxuum Cali Sheekh Xasan Aare.. Waxaana ilaahay uga baryaynaa in uu ilaahay janadii galiyo, qoyskiisii, qaraabadii iyo asxaabtiisiiba samir iyo iimaan ka siiyo (AAMIIN).

Dadka Tacsida dirayaa waa:-

• Aabo Xaaji Daa,uud Warsame Nageeye
• Hooyo- Xaawo Maydhane Warsame
• Hooyo Khadiija Warsame Nageeye
• Hooyo- Nimco Sheekh C/Raxmaan
• Hooyo- Maryan Aw Cusmaan
• Aasiya Xaaji Daa’uud Warsame , Xuseen Axmed Warsame iyo Carruurtooda
• IKraan Xaaji Daa,uud Warsame iyo Carruurteeda
• Khadiija Xaaji Daa,uud Warsame iyo Carruurteeda
• Hodan Xaaji Daa,uud Warsame
• Maxamed Bade Faarax, Luul Aadan Cabdale iyo Carruurtooda
• Cali Bade Faarax, Khadra Aw- Aadan Daahir iyo Carruurtooda
• C/Raxmaan Bade Faarax iyo Xaaskiisa
• Ismaaciil Maxamuud Warsame iyo Xaaskiisa
• C/Naasir Xaaji Daa,uud Warsame
• Daahe Xaaji Daa,uud Warsame
• C/Fataax Xaaji Daa,uud Warsame
• C/llaahi Xaaji Daa,uud Warsame
• Nimco Xaaji Daa,uud Warsame, Maxamed Cilmi Ojer iyo Carruurtooda
• Idil Xaaji Daa,uud Warsame, Maxamed C/llaahi Dugsiiye iyo Carruurtooda

Dadkaas oo kala jooga Maraykanka, Kanada, Engiriiska, Siiriya, Bakistaan, koonfurta Afrika iyo Soomaaliya.

Ali Farah

Email: alibade2001@yahoo.com

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diryaan ehaladii uu ka baxay marxuum CALI SHEEKH XASAN ARE oo shalay ku geeeriyooday magaalada Abu dhabi .Dalk Emaaraadka Carabta.waxay Illaahay uga baryayaan in uu marxuumka u naxriista ehelkiisa, carrurtisa iyo xaaaskiisa Cash Xaaji Muhamed Suldaana Samir iyo iimaan ka siiyo.

Hooyo xaajiyo Maryan Xuseen Hoddoon Iyo carrurteeda oo kala ah:-

-Engineer Cawad Mahamed Salim iyo xasskiisa Aamina Mahamed H. Fadil

-professor AYaanle Hassan Brimo iyo xasskisa Caaida Mussa Bashir

- Yuusuf Xassan Brimo

Ahmed Hassan Ibrahim (SCMD)

Email: ahibrahim@adco.ae

 

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Waxaan  halkan tacsi uga diraynaa,eheladii,iyodhamaan dadkii,uu ka tagay marxuunCALI SH. XASAN AARE, ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee,danbigiisana allaha dhaafee, marxuunkaas oo ku geeriyooday ABU-DABAI.waxaana tacsidaa diraya dad kan  hoos ku qorar.
                      
1-Omer Abdi Egeh iyo xaaskiisa
2-ENG.Abdikarin egeh gulled iyo xaaskiisa

Isak Bakal

Email: isakbakal@hotmail.com]
3-Ali olhaye(ALI SHIINE)iyo xaaskiis
4-Rashiid abdi bakaal iyo xaaskiisa Ismahaan muxumed maxamuud
5-Nafisa abdi bakal iyo odaygeega
6-Sacaada cabdi bakaal
7-Abdoo yusuf bakal iyo xaaskiisa
8-axmed yusuf bakal iyo xaaskiisa
9-a/xakiin sh.ibraahim bakaal iyo xaaskiisa
10-isxaaq bakal iyo xaaskiisa
11-Mustafe abdi xaaji iyo xaaskiisa

-Saeed Xassan Brimo iyo Xaaskiisa Fatxiya

-Fadxiya Xassan Brimo

Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun.

Login