July 15, 2008

Tcsi Kala Duwan oo Ku Socota Eheladii Iyo Qaraabadii Xaaji Jaamac Muxumad Cilmi

Anigoo ku hadlaya magaca reer Abdi Khalif oo dhan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reerihii iyo qaraabadii uu ka baxay Xaaji Jaamac Muxumad Cilmi oo wiigan ku geeriyooday magaalada Boorama , waxaan eebe uga baryayaa inuu naxariistii fardowsa ka waraabsho qaraabadiisiina samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
 
 
Ruqiya Abdi Khalif
Ruqi10@hotmail.com
London Uk

Jaliyada Awdal ee wadanka Pakistan waxay tacsi udiraysaa dhamaan qayskii iyo qaraabadii uu kabaxay Allaha unaxariistee marxuum X.Jaamac Muxumed uu samir iyo iimaan kasiiyo marxuumka waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu janadii kawaraabiyo.Aaamiin aamiin.

abdi fataax faarah suubane - Email: aflax_bm@hotmail.com

INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN : Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka geeriyooday Marxuum  Ugaas jaamac Ugaas muxumed ugaad cilmi oo ku geeriyoday Boorama
 
c/laahi kahiye lo’doon iyo caruurtiisa
c/raxmaan muxumed meygag iyo caruurtiisa
ifraax sh.xusen abraar
malyuun miicaad allaale
mustafe miicaad allaale
foosiya miicaad allaale
c/raxmaan jaamac haddi
jamaal miicad allaale
maxamed miicaad allaale
khaalid mustafe miicaad
c/rasaaq c/lahi kahiye
c/shakuur c/lahi kahiye
maxamed mahdi cabdi

waxa aan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyskii iyo umada rer awdal ee uu ka baxay marxuumkana janadii fardawsa allaha ka waraabiyo
 
aamiin    aamiin  aamiin