July 15, 2008
Tacsi Kala Duwan oo Ku Socoda Qaraabadii iyo Eheladiii Marxuum X. Jaamac Muxumed Ugaas Cilmi
Maamulaha Shirkada Telesom ee G/Awdal Mudane Cabdiqaadir Aadan Nuur iyo shaqaalihiisa ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya dhamaan ehelada, qaraabada, asxaabta iyo bulshada Somaliland geerida ku timid Marxuum Xaaji Jaamac Muxumed Ugaas Cilmi.
Maamule Cabdiqaadir Aadan Nuur
C/laahi Xaaji Maxamuud Jabriil
Axmed Sh. Yuusuf Diiriye
Eng. Maxamed Cumar Ibraahim
C/raxmaan Max’ud Jaamac "Awgaab"
Axmed Yuusuf Nuur "Koosaar"
Cabdiqani Cabdi Xasan "Sheekh Deeq"
Cabdi Idiris Axmed
Max’ed Jabriil Cilmi "Maxamed Deeq"
Faarax Cabdi Ibraahim
Maxamed Cumar Cali Xadi
Maxamed Cawaale Jimcaale
Mukhtaar Muxumed Alabari
Mahdi Aadan Riiraash "Suldaan Gurey"
Muuse Ibraahim Habane
Saciid Daa’uud Cumar
Ibraaahim Nuur Riyaale
Jamaal Cumar Ibraahim
Mukhtaar Aw-cabdi Saciid
Cumar Cabdilaahi Coloow
Daahir Faarax Salsal
Maxamed Aadan Miicaad "Dable"
C/rashiid Jabriil Yoonis
Muuse Baaruud Xadi
Fowzi Xasan Muriid
Mukhtaar Cabdi Cakaal
Mustafe Xuseen Maxamed
Maxamed Faarax Ismaaciil
Tacsi: dhamaan qoyska reer deheeye ismaaciil
1-hooyo muslimo sheer rooblle
2-xaaji suleymaan deheeye ismaaciil iyo xaaskiisa
3-maxamed deheeye ismaaciil iyo xaaskiisa
4- injineer axmed madar iyo xaaskiisa
5- ibraahiim deheeye ismaaciil iyo xaaskiisa
6-cabdikariim deheeye ismaaciil iyo xaaskiisa
7-ciid deheeye ismaaciil
8-sahra muumin sheer iyo xaaskeeda
9-cismaan cabdi muumin iyo xaaskiisa
10-rashiid cabdi muumin iyo xaaskiisa
11-muxyadiin cabdi muumin iyo xaaskiisa
12-nimca cabdi muumin iyo xaaskeeda
13- maxamuud xasan warsame iyo xaaskiisa
14- mahdi xuseen farid iyo xaaskiisa
15- maxamed muumin farid iyo xaaskiisa
dhamaanba waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan dhamaanba eheledii iyo qooskii uu kabaxay allaha unaxariistee ugaas jaamac ugaas muxumed ugaas cilmi
oo 13kii bishii 07 ku geeriyooday magaalada Boorame waxaan illaahay uga rajaynaynaa inu samir iyo imaanba kasiiyo qoyskii iyo eheladii uu ka baxay iyo dhamaanba bulsho waynta reer soomaaliland
illaahayna waxaan uga rajaynaynaa inuu janadii farduusa ka waraabiyo
inaa lilaahi wainaa ileeyhi raajicuun
Iyo dhamaan shaqaalaha Telesom Borama rag iyo haween
Waxey Alle ugu baryayaan Marxuum Xaaji Jaamac Muxumed Ugaas Cilmi inuu janatul Fardowsa ka waraabiyo reerkii iyo dadkii uu ka tagayna samar iyo iimaan ka siiyo, AAMIIN AAMIIN AAMIIN
INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Innaa Lilaahu Wa Innaa ilayhu raajacuun
Annagoo Kala ah dadka hoos ku magacaaban kana tirsan Jaaliyada Awdal ee London Uk, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan qaraabadii iyo asxaabtii u ka baxay Jaamac Muxumad oo ku geeriyooday magaalada Boorama ee Awdal. waxaan marxuumka eebe uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan innaga siiyo. AAmiin.
1) Idiris Maydhane Warsame
2) Yousuf Awaale
3) Hassan Musse Khalif
4) Abdirahman Haji dahir
5) Abdirahman Abdillahi Jimcale
6) Ahmed hassan Ofleh
8)Haji Omer Haji Osman
9) Abdirahman Omer Bille
10) Ali farah Abdilahi
11) saleeban Farah abdillahi
12) Ibrahim Mohamed Amin
13) Mohamed Omer Bille
14) Mohamed Younis Atteye
15) Rashid Nur Egeh
16) Mustafe Miad Allale
17) Siyaad Babiloo
18) Abiib Muse
Mohamed O. Bille
London, uk
Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajucuun,
Ardayda Jaamacadda Camuud ka joogta dalka Kenya.
Aden Abdilahi Allaale
Sicid Mohmed Dahir
Omer Ali Abdilahi
Deqa Hussein Hassan
Yurub Abdirahman Mumin
Abdirahman Ahmed ForAllaale
iyo dhamaan ardayda kale ee Somaliland ka joogta dalka kenya
Rahma Mohamed Yusuf
Safia Awad Haid
Abdikarim Ibrahim Jama
Suhur Ali Mohamed
waxay tacsi u dirayaan eheladii, asxaabtii, qaraabadii uu ka geeriyooday alleh ha u naxariistee Ugaas Jaamac Ugaas Muhumed Ugaas Cilmi oo 12/7/2008 ku geeriyooday magaalada Borama, Awdal
Ardaydu waxay ilaahay uuga baryayaan inuu marxuumka ka waraabiyo janooyinka ilahay uugu deeqay umadiisa ta uugu saraysa, ehelkiisiina ka siiyo samir iyo iimaan
Aamin Aamin Aamin
Dhamaan Shaqaalaha Global Internet waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Qarabadii uu ka geeriyooday Alle ha u Naxariistee Marxuum Ugaas Jaamac Ugaas Muxumed Ugaas Cilmi oo Shalay ku geeriyooday Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal.
Mulkiilaha iyo Shaqaalaha Global Internet Waxay tacsi tiiraanye leh u dirayaan Eheladi iyo Qarabadii uu ka geriyooday Alle ha u Naxariistee Marxuum Ugaas Jaamac Ugaas Muxumed Ugaas Cilmi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal.
Ugaas Jaamac Ugaas Muxumed Ugaas Cilmi , waxa uu ka mid ahaa Odayaashii Xornimadii 60-kii u soo halgamay , waxa uu taariikh weyn ku leeyahay aasaaskii Waxbarashada gobolka Awdal , waxana uu ka mida ahaa Shirgudoonkii Ergooyinka ee lagu soo dhisay Xukuumadii Madaxweyne Cigaal.
C/laahi xaaji Jibril (Mulkiilaha)
Ridwaan Axmed Muhumed
C/xamiid Farax IIdle
C/fataax C/laahi Jaamac
Faysal Axmed Saanyo
Iyo waliba mulkiilayaasha Mizan Business Center
C/laahi Aadan Iidle iyo
Amaal X.Axmed Mizan
Abdiaziz moMohamed Elmi






