July 11, 2008

Ogaysiis - Jaaliyadda Samaroon ee Toronto (Canada): Shirka La Sheegay In Lagu Qabanyo M/Toronta “Waa Mid Dano Gaar ah Lagu Wato”.

Anagoo ah Jaaliyadda Samaroon ee deggan magaalada Toronto (Canada), Waxaan  samaroon weyne la socodsiinaynaa in shirka la sheegayo ee lagu qabanaayo Toronto aanu ahayn mid samaroon weyne u dhanyahay, balse ay laba shaqsi oo ku xeel dheer isku dirka samaroon ay iskaga dhigayaan niman hawl u wada samaroon weyne, isla markaana ay ilo xogogaali sheegayaan in dan gaarahaaneed ay ku wataan.

Waxaan samaroon weyne la socodsiinaynaa in ururkan la magac baxay ACNA ay ku maqan tahay lacago badan oo hore loo uruuriyey, ilaa immikana aan la ogayn meel ay martay, taasoo hor istaagtay wax qabadkii loo qaban lahaa umadda samaroon.

Ugu dambayntii waxaan samaroon meel uu joogaba u sheegaynaa in shirkan uu yahay mid aan u furnayn samaroon oo dhan, waayo haddii shirka lagu falanqaynaayo arrimo u dan ah samaroon waa loo dhanaan lahaa, cid kasta oo samaroon ah, isla markaana wuxuu ku fiicnaan lahaa in lagu qabto meel uu samaroon ku badan yahay, sida Ottawa oo kale.

WSC.

1. Axmad Cumar (Baadari)                            
2.  Xaaji Cali Muse                                         
                               
4. Axmad Faarax Meecaad                            
5. Ali Cabdi Faarax.                                     
6. Barre Axmad Caanageelle.                        
7. Xuseen Xaaji Daahir.                                  
8. Saleebaan Maxamuud Qawrax.                   
9. Cumar Axmad Bookh.                               
10. Cismaan Mawliid.
11. Muuse Axmad Xawse.
12. Xasan Cumar
13.Xaaj Xaamud cali Cilmi
14.Jibriil Aadan.
15.Siciid Aadan
16. Xaaji Cabdi Faarax

18. Yaasiin Axmad qayre
19.Axmad Cumar Yabaal                                 
20.Yuusuf Cumar.

Login