May 18, 2008
Khudbaddi Madaxweyne Rayaale Ka Jeediyey Xuska 18 May ee Fagaaraha Beerta Xoriyadda
Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta shacbiga Somaliland khudbad Kooban oo dhinacyo badan taabanaysa uga jeediyay fagaaraha beerta Xoriyadda ee Magaaladda Hargeysa
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta. By Faysal Maxamed Xasan






