May 15, 2008

Golaha Guurtida Somaliland oo Ka Hadalay Go’aankoodii Mudo Kordhinta

Hargeysa, (Harowo) - Golaha Guurtidda somaliland, ayaa shir jaraa’id oo ay maanta xarunta golaha ku qabteen gaar ahaan shirgudoonka golahaasi waxa ay tafaasiil kaga bixiyeen go’aankoodi ay mudadda halka sano ah ugu kordhiyeen Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka, iyaga oo ay ku tilmaamay inuu go’aankaasi yahay mid sharciga waafaqsan.


Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta. By Faysal Maxamed Xassan - Hoos Ka Fiiri Sawirka Shir Gudoonka Golaha Guurtida

                                                           Bidix gudoomiye kuxigeenka kowaad ee guurtida sh  axmed nuux iyo gudoomiye kuxigeenka labaad