May 11, 2008

INAA ILAAH WA INAA ILAAHU RAAJICIIN: Waxaan halkan tacsi uga diraynaa  marxuum muxumad aw Cumar Xaaji oo kugeeriyoodo magaalada boorame bishu markay Aha May 08 /2008. Waxaan Leenahay Ilaahay Janadii fardawsa haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu kabaxayna samir iyo ii baan Alaha ka siiyo.

Suldan  Sheekh  Muuse Aw  Cumar  waxaan leenahay isagana samir iyo iimaan. Waxaa Tacsidan Diraya Dhamaan Dadka Hoos Kuqoran
 
Cumar cabdi iyo xaskiisa
Isaaq bakaal iyo xaskiisa
Ahmed bakaal iyo xaskiisa
Cabdoo bakaal iyo xaskiisa
Sahal bakaal iyo xaskiisa
Saleeban bakaal iyo xaskiisa
Siyaad bakaal iyo xaskiisa
Guleed bakal iyo xaskiisa
C/kariim bakaal iyo xaskiisa
Rashiid bakaal iyo xaskiisa
Nafiisa bakaal iyo odaygeeda
Mustafe cabdi iyo xaskiisa
Maxamed cabdi iyo xaskiisa
Bare canageele iyo xaskiisa
Jamal canageele iyo xaskiisa
Sacad canageele iyo xaskiisa
C/raxmaan x.kaahin iyo xaskiisa
Mustafe rooble iyo xaskiisa
Cismaan xasan iyo xaskiisa
Harawe sh cumar iyo xaskiisa
C/rasaq yusuf wayrax iyo xaskiisa
Rashiid cumar madoobe iyo xaskiisa
Suleeban  dugsiiye iyo xaskiisa

Ahmed Bakal

Email: bakalahmed2@yahoo.ca