May 10, 2008
Xafladdii Dabaaldegga Dedmada Cusub ee Magaalo Cad
Xafladii Balaadhan oo ka dhacday Magaalo Cad (Idhanka) oo loogu Dabaaldegayay magacaabista Degmanimada, ayaa waxa ka hadlay wasiiro, aqoonyahan, madax dhaqameedyo iyo qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan degmada cusub. Halakan Ka Dhegeyso Qayb Ka Mid Hadaladii Halkaa Laga Jeediyey.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta.








