May 8, 2008
Hamabalyo Kala Duwan oo ku Socota Meherka Cabdirashiid Muxumed Maygaag iyo Nimco Ciise Muuse
Anaga oo ah bulshada reer awdal iyo salal ee dagen dalka pakistan,waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobo karin aan uga direynaa meherka Engineer Cabdirashiid Muxumad Maygaag IYO MARWO Nimco Muuse Ciise oo ka dhacay magaalo madexda gobolka Awdal borama, anaga oo kal ah dadka hoos ku qoran:
1-eng abdulrazak m.subane iyo xaaskiisa
2-mohamed farah guled iyo xaaskiisa-
3- aden hassan matan iyo xaaskiisa
4-mohamed h.abiib iyo xaaskiisa
5-dr-mohamed isamail iyo xaaskiisa
6-mohamed muse omer
7-mohamed ali warsame (arab)
8-abdifatah nageye(shifo yare)
9-hassan abdullahi muhumed
10-abdulkadir muse murud
11-dr.bashir mumin ateye
12-abdullahi h.yusuf
13-eng cumar suldan
14-ayanle muhumed diriye
15-mustafe muhumed diriye
16-ahmed mohamed mader
17-abdirashid moahamed alabari
18-abdisamad mizan
19-abdifatah sh.farah subane
20-abdirahman farah warsame
21-ash.abdirashid habane
22-ahmed omer (sabanti)
23-abdishakur isamail
24-jama dibi liqe
25-dr.ahmed abdi mihile
26-dr.khalid saleban
27-abdulqadir kadiye
28-mohamed abdi awale(libaax)
29-abdihakin ahmed ali
30-mahamoud farah warasame(ruu
Dadkan magac doodu hoos ku qoran tahay waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayan Mudane Eng. Cabdirashid Muxumed Maygag (Shifo). Marwo Nimco Muuse Ciise. oo uu meher koodu ka dhacay magaalada boraame May 08 2008. Waxayna ilaahay uga rajaynayaan labada is calmaday nolol naxariisteeda iyo farxadeeda xanbaarsan. waxaan leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela.
Hanbalyo iyo bogaadin aan la ksoo koobi karayn ayan hawada u marinaynaa
Dadka dhadhbaalka
1.Eng. qasim X. saeed.
2.Eng. Axmed Cabdilahi Rooble.
3. Farxan Cabdisamad cisman.
4.Muxiyadin Muumin Caateeye.
5. Fu aad Nuur xaamud, Cabdikarim X. C/raxman
6.Cabdulqaadir Barkhad Muude
7.Cabdirisaq suubane.
8.Aadan Hasan Matan.
9.Maxamed faarax Guuleed.
Dadka dhadhbaalka diraaya oo kala jooga borame, paksitan, UAE, sweden
Eng. Kasim haji saeed
Abudhabia
UAE
waxaan hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa anago kala ah
1- faysa xaaji abiibi cilmi
2- maxamad xaaji abiib
3- khaalid xasan aloore
4-siciid muuse dixood
5-mawliid timacade
6- mustafe ibrahim caynaan
7- maxamad muxumad daahir
8-saleeban cabdi jaamac
9- saleebaan xaaji cumar
oo dhamaantood jooga dalka sweden
iyo waliba
1- shamsa cali cali warmahaye
2- safiya cilmi caynaan
3- cumar cilmi caynaan
4-muuse cilmi caynaan
5-ikraan cilmi caynaan
6-ismaaciil cumar cali
7- mustafe cumar suldaan
oo kala jooga dalalka maraykanka , kanada, norway iyo dalka ingiriiska
waxaan dhamaan hawada u marinaynaa arooska cabdirashiid muxumad maygaag iyo aroosada
nimco muuse ciise oo labaduba jooga dalka sweden meherkooguna ka dhacay magaalada boorama khamiistii 8/may/2008
waxaan leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela aaamiin aamiin







