May 8, 2008
بسم أللله ألرحمن الرحيم: Tacsi Ka Timid Udub, Canada
Dhamaan xubnaha, Guddida joogtada ah ee UDUB CANADA, iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga UDUB ee dalkan Canada waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan qoyskii, asxaabtii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah how naxariistee marxuum Siciid Meygag Samatar oo ku geeriyooday gobalka California ee wadanka maraykanka,waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu samir iyo Iimaan ka siiyo marxuum ka dhintayna Illaahay Jannadii ka waraabiyo. Aamiin. Abdulhakim A. Libaax - - - Afhayeenka xisbiga UDUB CANADA







