May 8, 2008
بسم أللله ألرحمن الرحيم: Mahad Naq Ku Socda Beesha Makaahiil ee Saudi Arabia
Anagoo ah Gudida Makaahiil Samaroon ee ku Dhaqan Saudi Arabia, Waxaan U Mahad Celin Naynaa Dhamaan dadweynaha ku abtirsada Beelweynta Makaahiil ee ku Dhaqan Saudi Arabia, Sidii hagar La’aanta ahayd ee ay isku Xilqaameen Iyagoo Si Siman Isaga Bixiyey Dhiig kusoo Baydhay Beesha Dhiigaasi Oo dhanaa 100000 Riyals Sacuudi Boqol Kun Oo Riyal.
Taasi Oo aanay Wax kaalmo ah ka Helin Meelo Kale Sida:
Somaliya, Djabouti, Waqooyiga Ameerika, Yurub Iyo Dunida inteeda kaleba. Taasi waa Guul ay gaadheen Makaahiilka Ku nool Mamlakadda Saudi Arabia.
Magacyada Gudida:
1. Maxamed Weli axmed Warsame
2. Siciid aw Bashiir
3. Mawliid Askar
4. C/raxman Amare Gadiid
5. Sh,Cumar Sh,Ibraahin
6. Cali deeqsi warfaa
7. Maxamed C/lahi Aaden ( awliyo )
8. C/salaam Sh, Ibraahin Tubeec
9. Xaamud Xuseen
10. Yaasiin Cawaale Bookh
11. C/salaam Daahir Bookh
12. Axmed Saciid aw Gamboole
13. Suleebaan Daheeye Ismail
14. C/lahi yusuf Guuleed
15. Cusman Roble Migil
16. Cabdi Qawrax Maydhane
17. Cabdi Xirsi Maydhane
18. Ibrahin Barkhad Maydhane
Guul Iyo isku Duubni Waad mahad santihiin dhamaantiin.
Mustafa Muuse
Email: qawrax@yahoo.com







