May 8, 2008
بسم أللله ألرحمن الرحيم: : Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun
Marxuum Siciid Maygaag Samater oo ku geeryooday Shalay , California - USA: Marxuum Saciid Maygaag Samatar wuxuu ahaa hal yey magac iyo maamuus ku leh Jaaliyadda Somaliland ee Waqooyiga Amerika, isla markaana ahaa gudoomiyihii iyo aasaasihii ururka SOPRI. Waxan Ilaahay ka baryeynaa inuu Marxuumka Janadii fardoosaad ka Waraabiyo, inagana samir iyo iimaan inaga siiyo. Aamiin - Aamiin – Aamiin. Waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo qarbadii uu ka geeriyooday, dadka hoos ku qoran.
1- Mohamed Biixi yoonis
2- Mohamed Haji Saeed
3- Dr Ahmed Hussein Isa
4- Abdi Hussein Isa
5- Ali yonis (Batuun)
6- Dr Hussein abdillahi Bulxan
7- Mohamed Hashi Maal
8- Mohamed Hussein Askar
9- Mahamud Abdi Elmi
10- Ahmed Ali Sabeyse
11- Abdihakim Haji Saeed
12- Deqa Arab Essa
13- Hassn yonis
14- Dr. Mawlid Balayax
15- Abdiaziz Jamac badawi
16- Ali omar Hassan
17- Mahamoud Haji Ali
Abdihakim Sa’eed
Email: ASaeed@aeonhomes.org







