May 7, 2008
Tacsi Tiiraanyo Leh: Prof. Siciid Maygaag Samatar

UHWA USA Waxay tacsi hawada u Marinsaa Prof. Siciid MEYGAAG SAMATAR oo maanta oo bisha May tahay 7 ku geeriyaday San Jose ee gobalka California ee wadanka maraykanka, Muj. Said Maygaag Samatar, wuxuu tageero weyn u hayay Marshruuca kheryrka ah ee UHWA wado.
Waxaan anaga oo ku hadlaan magaca dhamaan UHWA dibada iyo gudaba aanu Tacsi u diraan,
dhamaan ehelkii iyo asxaabtii uu tagay Marxuun, Siciid.
waxa aanu illaahay uuga baaryaynaa marxuumka naxariis iyo danbi dhaaf eheledii iyo asaxaabtii uu ka baxayna aduunka meelkasto oosair iyo imaan ka siiyo. inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
UHWA USA
Ururka Horemarinta Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY.
Ahmed Abdi BAKAAL Gudoomiye GUUD (Somaliland)
26850750253 DNB Nor)
Abdi Dahir Gole, Gud. Laanta London (Acconka: Dahabshiil-London)
Mowlid Aw Abdi, Gud. Laanta Birgimham (acconka: Kash ayay ku ururiyaan)
Khadar Badde, Gud. Laanta USA ( acconka: Xawaalada, Mustaqbal) Abdi H. Muhumed, Gud. Laanta Norway ( acconka:
Acconka: Denmark:4420-4420036078 DDB, Sweden: 8420-903747460-9 Swedbank150435-80133 France: 1462210C, Finland:, Kash: Canada, Yemen, UAE, Saudi-Arabia, Bristol iyo Cardif.







