April 27, 2008
Salaadiinta Beesha Arab oo Shir Jaraaid Qabtay
Salaadiinta beesha arab oo shir jaraaid qabtay, iyaga oo faahfaahin ka bixinaya mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo mawqifka beesha Arab. Halkan ka dhegeyso hadaladoodii.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - Hoos Ka Daawo Sawira Salaadiinta Beesha Arab







