April 27, 2008
Hay’adda Habitat oo Qalab Ku Wareejisay D/hoose ee Boorama
Hay’ada Habitaat oo qalab ku wareejisay D/Hoose ee Boorama, khudabadihii halkaas ay ka jeediyeen Sarkaalka Habitat iyo Kusimaha Duqa Borama iyo Xoghayaha oo ku soo dhaweynaya Hadalka, Halkan ka dhegayso.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Hashim Goth - Hoos Ka Daawo Sawirada Xafladda







