April 18, 2008
Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Jaaliyada Somaliland ee Minneasota (USA).
Anaga oo ah aqlabiyada Jaaliyada Soomaaliland ee degan MN, Waxaanu aad uga xunahay raali galena ka bixinayanaa (apology) in koox ku hadashay magaca jaaliyadu ay ku tilmaameen Golaha guurtida haya’d xaaraan ah, Iyaga oo ku hadlaaya magaca jaaliyada Somaliland ee MN. Waxa aanu qabnaa in uu qofku ra’ayigiisa cabiri karo xorna u yahay fikirkiisa hase yeeshee aanu matalikarin dad aanu latashan ogeyna hadba dhacdooyinka halka ay ka taaganyihiin.
Guurtida oo ah tii suurta galisay nabada iyo xasiloonida maanta Soomaaliland ku caanamaashay. Golahaas oo ka kooban dad karaamo,sharaf iyo qadarin mudan, taariikhna ku leh dalka, waxay qabteena uu yahay wax cad oon marag madoon ah. Waaxnu leenahay waa meel ka dhac waxa lagu tilmaamay Guurtida, mana gayaan umana qalmaan in waxaaso kale lagu sifeeyo. Hadaba miyaanay ogeyn guurti laantu inay tahay halka ay Somalia U dhimatay. Isu dhame lama helo, haddii ay wax jiraan Miyaanay ahayn in lagu ilaawo wanaaga badan ee ay sameeyaan? Mise waa in la qarxiyaa?
Waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan shacabka Soomaalind meelkasta oo ay joogaanba inay meel uga soo wada jeestaan dadka doonaya inay khalkhal galiyaan nadab galyada iyo xasiloonida ay Soomaalind ku caanamaashay, kuwaas oo raba inay dalka dib ugu celiyaan duruufahii adkaa ee dalku soo maray bilowgii iyo badhtamihii sagaashanaadkii (90s).Waxaanu ugu baaqaynaa qurba-jooga Soomaaliland inay talada dalka u daayaan dadka loo igmaday ee xog-ogaalka u ah mar walba waxii jira. Hadii talo lagu biirinayona loo gudibiyo talo iyo tilmaamo wax dhisa oo aan dadka kala gaybin. Baaqan waxa wajir usoo saaray aqlabiyada Jaaliyad S/Land ee MN oo ay ka mid. yihiin:
Dadka War Saxaafadeedkan ku Saxeexan:
1. Hassan Younis
2. Ibrahim Ayeh
3. Abdihakiim Xaaji Saciid
4. Ali Warsame
5. Mohamed Alabari
6. Maax Isaaq
7. Osmaan Idirs
8. Mohamed Abdilahi Shiine
9. Dr. Mawliid Balayax
10. Hassan Ismail Yey
11. Ismail Nouh Jibril
12. Mohamed Hussien Farid
13. Aadan Amin Awil
14. Saed Jibril Egeh
15. Mahdi Muuse Isaq
16. Mustafe Nour Mohamud
17. Mohamud Haaji Ali
18. Adan Hachi
19. Mahdi Suldan
20. Ibaado Geele Adar
21. Khadra Hassan
22. Mohamed Fariid
23. Ali Hassan (Ali Cariir)
24. Warsame Ali warsame
25. Abdi Ahmed Waris
26. Asha Adan Yanyo
27. Halimo Abdillahi Jama
28. Deeqa Essa
29. Fowzia Mohamed
30. Nura Ahmed Waris
31. Sabad omar yusuf
32. Nasrin Ahmed omar
33. Ayan Abdi qays
34. Sabaax Yusuf Diriye
35. Ayan Ahmed Waris
36. Fadumo J Urdooh
37. Jibril Omar
38. Abdisalaan Roble
39. Siman Mah.
40. Khadar Mohamed
41. Radwaan Mah
42. Mohamed Suldan Nur
43. Ismail Omar Shiine
44. Mustafi Sufi Jibril
45. Sakeriye Mah
46. Abdulkadir Sh. ismail
47. Ismail Hussein
48. Mohamed Shirimiri
49. Ahmed Osman.
50. Maygaag.
51. Abdirahman M. Ismail
52. A/kadir O Alimataan
53. Mustafe Shaqale.
54. Gaaxnuug Ali Samir.
55. Ahmed Ali Yusuf
56. Dahir Dheere
57. Abdirahman Egeh
58. Abdirahman Dahir
59. Mustafe Isaaq
60. Mohamud Ali Nur
61. Faysal Madar
62. Omar yusuf (Jabhad)
63. Liban Omar Yusuf
64. Osman Omar
64. Osman Omar jabhad
65. Mustafe Abdi Biirshe
66. Osman Haji Saeed
67. Nasir Ali Faransiis
68. Yasein Mohamed yare
69. Mogan Dahir.
70. Abdulazize J. Badawi
71. Abdirahman J. Badawi
72. Mohamed Sudi
83. Ahmed Ismail
84. Abdi Ali (Abdixukun)
85. Shucayb Ibrahim
86. Abdirahman Abshir
87. Abdirahman Sh Ismail
88. Yusuf Budhleh
89. Mohamed Ismail Batuun
90. Omar Ahmed Hassan
91. Abdiazize M. Buubaa
92. Hassankaise Ali Banjaawi
93. Idriis Abdi Biirshe
94. Abdifataah M. Ismail
95. Omar Younis
96. Mohamoud Haji Ali
97. Hussein Haji Ahmed.
98. Ibrahim Haji.
99. Mohamed Rashid Omar.
100. Mustafe Mah Isaac.
101 Abdishakur Ahmed
102. Mohamed Nur
103. Mohamed Dahir
104. Abdirahman Ahmed
105. Ahmed Jawhar
106. Omar Qalinleh
107. Adan Hasssan
108. Ahmed Egeh
109. Hussein Jama Abdillahi
110. Jaylani Jama Ayeh
111. Abdirahman Kadiyeh Kahin
112. Hussein Dahir Obsiye
113. Aman Hussein Dahir
114. Roble Dahir
115. Abiib Ahmed Daraar
116. Abiib Abdillahi
117. Mustafe Farah Abdillahi
118. Saed Ahmed Barkhadleh
119. Hassan Samater







