April 17, 2008

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha ee Soomaliland Cabdi Xasan Buuni, oo ka Waramay Xaaladda Dalka

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha ee Soomaliland Cabdi Xasan Buuni oo Saxaafada Awdal Hutelka RAYS ugaga waramay Xaaladaha Dalka Somaliland marayo sida mudo kordhintii, doorashooyinka, Deeqbixiyayaasha iyo Hadalada Siyaasiyiinta ee dhawaanahan ka taagan Hargeysa iyo Somaliland guu ahaan.


Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - Hashim Goth - Hoos Ka Daawo Siwirada Wasiirka

Related Entries