April 16, 2008

Samaynta Jid Isku Xidha Lix Tuulo iyo Magaalada Boorama

Ibraahim Cabdi Iidle oo uga waramay Radio Harowo.com samaynta jidka isku xidhi doona lix tuulo oo Beeralay iyo xoolo dhaqato ah oo Woqooyi kaga beegan magaalada Boorama iyo weriye Hashim oo maanta jidkaas Booqday.


Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Hashim Goth - Hoos Ka Daawo Sawirada Samaynta Jidka.

Related Entries