April 9, 2008
Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Ayaa Kulmiye ku Eedeeyey Qaraxii Maanta Hargeysa ka Dhacay
Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, C/laahi Ismaaciiil Cirro, ayaa waraysi uu siiyey Laanta Afsoomaliga ee BBC-da ku eedeeyay xisbiga mucaaradka ee Kulmiye inay ka danbeeyeen qarax ka dhacay xaruunta Golaha Guurtida Somaliland ee magaalada Hargeisa.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta








