April 8, 2008

Wasiirada Beeraha oo tababar u xidhay 34 arday oo ka socda Qaybta Beeraha Jaamacadda Camuud

Hargeysa, (Harowo) - Wasiirada Wasaarada Beeraha Somaliland Md. Aadan Cilmi Dhoola-yare, ayaa shalay tababar u socday muddo bil ah u xidhay 34 arday oo ka mid ah ardayda dhigata qaybta beeraha ee Jaamacadda Camuud kuwaas oo lagu wado in dhawaan ay ka qalin jabiyaan Culuunta Beeraha ee Jaamacadda Camuud.


Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Faysal Maxamed Xassan, Reporter Harowo.com Hargeysa Somaliland -  Hoos Ka Daawo Sawirada Xaflada

Related Entries