March 31, 2008
Khudbadii Cabdiraxmaan Saylici
Gudoomiye ku-xigeenka 4aad ee Xisbiga Kulmiye waxa ku guulaystay C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), oo helay 480 Cod halkaana ku reebay musharaxii la tartamayay C/raxmaan Maxamed Jaamac oo isagu helay 34 cod.
Guki Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Faysal Maxamed Xasan _ Hoos ka Daawo Sawirka Cabdiraxmaan Saylici.
Cabdiraxmaan Saylici (bidix) iyo musharaxii kula tar tamayay jagada G kuxgenka 4aad






