March 30, 2008
Madashi Shirweynaha Kulmiye iyo Khudbadihii Dr. Axmed Xuseen Ciise, Xildhibaan Maxamed Cumar Xaashi iyo Maxamed Kaahin
Hargeysa, (Harowo) - Shirweynihii labaad ee Xisbiga Kulmiye uga socday Magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa uu shirweynuhu guda galay ka doodista xeerka Xisbiga oo ergada maalintii shalay loo qaybiyay. Waxana ka mid ahaa dadkii ka hadalay Dr. Axmed Xuseen Ciise, Xildhibaan Maxmed Maxamuud Cumar Xaashi iyo Maxamed Kaahin Axmed. Halkan ka dhegeyso waxyaabihii ay ka hadleen.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Faysal Maxamed Xassan, Harowo.com








