March 12, 2008
Shir Jaraa’id oo ay Qabatay Shirkadda Biyaha (Shaaba) ee Magaalada Boorama
Masuuliinta Shirkadda biyaha (SHABA) ee Magaalada Boorama, oo Shir Jaraa’id oo ay qabteen kaga xog waramaya tayada shirkadda, xaaladda biyaha ee magaalada Boorama iyo caqabadaha hortaagan sidii ay uga gudbi lahaayeen.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Hashim Goth
Hoos ka Daawo Sawirada Masuuliinta Shirkadda Shaaba.
.jpg)
.jpg)







