March 6, 2008
Wasiirada Hawlaha Guud Iyo Waxbarashada oo Ka Hadlay Gadood Koox Arday Ahi Ka Dhigeen Magagaalada Hargeysa
Hargeysa, (Harowo) - Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada, Mudane Xasan Xaaji Maxamuud Warsame ( Gadhweyne} iyo Hawlaha Guud iyo guriyaynta Mudane Siciid Sulub Maxamed, ayaa shir jaraa’id oo wada jir u qabteen kaga hadlay Mudaharaad ay saaka dhigeen Ardayda Dugsiga Dayib Guray ee Magaalada Hargeysa.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Faysal Maxamed Xasan







