February 25, 2008
Hay’ada Habitaat iyo Mashaariicda ay ka Wado Magaalooyinka Somaliland
C/raxmaan Aadan oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’ada HABITAT oo aan ka waraysanay Shir ka dhacay Hutelka RAYS. Shirkan oo ay iskugu yimaadeen HABITAT, Mayaayarda lix Degmo oo ka ah Somaliland iyo Agaasimayaasha Laamaha Dawladda.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta: Ka Daawo Sawirka Cabdiraxmaan Aadan oo la weyneeyey.






